Garoowe (Raxanreeb ) Wasaaradda maaliyadda dowladd goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojisay nidaamkii furdooyinka Soomaaliya ee SOMSA, waxa ayna wasaaraddu sheegtay mid iyada u gaar ah sameesatay Puntland. Sidoo kale, qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in ka maamul ahaan hadda u guureen hab cusub oo computerized...
Month: August 2023
BOOSAASO : Dil lagu fuliyay laba qof oo hore u dilay Fardowso Warsame
Boosaaso (Raxanreeb ) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saakay dil toogasho ah lagula fuliyay laba nin oo lagu helay in gabar ku dileen degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari. Cabdirashiid Siciid Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa saaka lagu fuliyay dil toogasho ah kadib markii lagu helay dilka marxuumad Fardowso Warsame Muuse oo bishii...
Muxuu yahay Heshiiska Golaha Wasiirada DFS ansaxiyeen ee Itoobiya lala soo galay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah.
Madaale oo amray in baaris lagu sameeyo dabaqyo ku burburay Bakaaraha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howl Wadaag ee la xariirta dhisma ka kooban dhowr Dabaq oo soo dumay kaas oo ay ku geeriyoodeen inta la xaqiijiyay Hooyo iyo caruurteeda.
Farmaajo iyo Rooble oo war kasoo saaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kala gooni ah uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyada oo ku baaqan in laga qeybgalo hawlgallada militari ee socda.
Dad badan oo ku dhibtay dab ka kacay Johannesburg
Johannesburg (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay 63 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters. Adeegyada Maareynta Degdegga ah ayaa sheegay in 43 qof oo kale ay ku dhaawacmeen dabka, kaas oo kacay saacadihii hore ee Khamiista. Robert Mulaudzi oo ah afhayeen dowladda...
Saraakiil DFS oo u jooga Asmara soo celinta ciidamo halkaas lagu tababaray
Asmara (Raxanreeb ) Waxaa soconaya dadaalo Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in dalka ay ku soo celiso tiro badan oo ciidankii lagu tababaray dalka Eretria oo qayb kale hore dalka loogu soo celiyay. Sida ay sheegayaan , wararka la helayo ciidankan ayaa ka haray kuwo hore Dowladda Soomaaliya dalka ay dib ugu soo celisay kuwaas...
Taliska ciidanka xoogga dalka siduu uga hadlay ”fashilkii” Cawswayne
Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib markii uu soo baxay shakiga ku aadan in ciidanka lagu qayaanay weerarkii ka dhacay, Cawswayne waxaa soo baxaya warar ku saabsan in uu jiri doono isla xisaabtan dhan ah Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa waxa ay isaga soo baxeen deegaannadii iyo degmooyinkii ugu dambeeyay ee Al Shabaab...
Afgambi ka dhacay dalka Gabon
Saraakiisha ciidamada ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon iyagoo sheegay inay la wareegeen xukunka.
Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo
Kooxda Kubadda Cagta al-Shabab ama Naadiga Kubadda Cagta Dhallinyarada, waa koox kubbadda cagta ah oo ka dhisan dalka Sucuudi Carabiya, fadhigeeduna yahay magaalada Riyaadh. Waxaa la aas aasay sanadkii 1947-dii, waxaana markii hore loo bixiyay Shabaab Al Riyaadh, taasoo macnaheedu yahay Naadiga Dhalinyarada ciyaaraha ee Riyaadh, balse sanadkii1967-dii ayaa loo bixiyay magaca Al Shabaab.