Month: August 2023

Xasan Sheekh siduu u maareyn doonaa muranka beesha Ceelbuur degta ?
Post

Xasan Sheekh siduu u maareyn doonaa muranka beesha Ceelbuur degta ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  ku sugan degmada Dhuusmareeb  , ujeedkiisa waxa lagu sheegay in ay tahay wajiga labaad ee howlgalka lagula dagaalmayo Al- Shabaab. Madaxwaynaha ayaa tagay Dhuusmareeb , iyadoo beelaha qaar ay tabasho ka qabaan sida Dowladda ay u wajahayso howlgalada , isla markaana ay soo baxayaan muran arintaas ka...

Dowladda  miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho  ?
Post

Dowladda  miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho  ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay dhawr qarax oo waxyeelo u gaystay dad shacab ah oo ay haleeleen qaraxyada. Degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay , qarax nooca miinada dhulka la galiyo oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamo ka tirsan Dowladda...

Ukaraine oo duqeysay markab shidaal oo uu Ruushku leeyahay
Post

Ukaraine oo duqeysay markab shidaal oo uu Ruushku leeyahay

Markab laga leeyahay dalka Ruushka oo shidaal siday ayaa waxaa duqeeyey oo naafeeyey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine, waxaana loo malaynayaa in uu yahay weerarkii ugu horeeyey ee lagu qaado markab ganacsi tan iyo markii Moscow ay ka baxday heshiis lagu ilaalinayey maraakiibta rayidka ah ee marayey Badda Madow.