Subaxnimadii saaka ayaa waxaa dab xooggan uu ka kacay dhismaha Wasaaradda Awqaafta ee ku taalla bartamaha magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana kooxaha dab-demiska oo uu kormeerayo guddoomiyaha magaalada Qaahira billaabay dadaallo lagu xakameynayo dabka.
Month: August 2023
Xuseen Sheekh Maxamuud miyuu ku deg degay ka tagista Villa Somalia ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya war ku saabsan inuu baneeyay xilka Agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo saxiib dhaw lahaa Madaxwaynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud In muddo ahba waxaa la hadal hayay in Xuseen uu damac kaga jiro xilka Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii waqtiga uu ka dhamaaday Cabdicasiis Laftagareen....
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo la xiray
Lahore (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaarihii hore ee ee Pakistan Imran Khan ayaa la xiray Sabtida maanta ah kadib markii garsoore uu ku helay dambi ah inuu galay dambiyo, wuxuuna ku xukumay seddex sano oo xarig ah, sida ay xaqiijiyeen booliska iyo saraakiisha Pakistan. “Waxaan hadda helay xogta ku saabsan in Imran Khan la xiray,” ayuu...
Jubbaland iyo dowlad deegaanka oo arrimo xasaasi ah kawada hadlay
Jigjiga (Raxanreeb ) Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Godey ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cagjar. Kulankan dhax maray madaxda labada maamul ayaa intii uu socday waxaa looga wada hadlay iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo fududeynta isu...
Helsinki oo lagu qabtay xaflada sanadguurada 25aad Puntland & aas aaska khaatumo
Helsinki (Raxanreeb) Waxaa magaalada Helsinki ee dalka Finland lagu qabtay munaasabad isku sidkan oo loogu dabaal degayo 25 sano guuradii ka soo wareegatay aas-aaska Puntland iyo Aas-aaska Khaatumo oo todobaadkan lagu dhawaaqay. Waxaa ka qayb galay ,munaasabadan Inta badan Soomaalida ku nool dalkaas , masuuliyiin , aqoonyanno qaybaha bulshada iyo hogaamiyaasha Soomaalida ee xillaka ka...
Dhaqdhaaq sidee ah ayaa maanta ka socda Dhuusmareeb ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladd Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamo ka tirsan Villa Soomaaliya ayaa la geeyay degmada Dhuusmareeb , halkaa soo howlgal ay ka samaynayaan ka hor gaaritaanka Madaxwaynaha ee Degmadaas oo aad loo hadal hayo. Magaalada Dhuusamareeb ayaa...
Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.
Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska ber yeelay eedo loo haysto ka dib markii uu ka soo muuqday Maxkamad Federaal ah ah dalka Mareykanka. Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla Washington si wax looga weydiiyo eedo loo soo jeediyey oo la xidhiidhay, inuu isku dayay inuu hor istaago natiijadii doorashadii...
Puntland “Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira “
Gaalkacyo ( Raxanreeb ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay amniga deegaanada maamulka Puntland. Shirka waxaa guddoominayay Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali kaas oo sheegay in muhiim ay tahay in laga shaqeeyo amniga magaalada Gaalkacyo ee Puntland. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ay jiraan odayaal la wada...
Soomaali badan oo laga soo tarxiili doono Istanbul , sida Riyadh oo kale
Istanbul ( Raxanreeb ) Soomaalidii ugu badnayd ayaa wajahaya in dalka Turky- ga laga soo masaafuriyo kuwaas oo aan sharci u haysan joogitaanka dalkaas. Dowladda Turky- ga ayaa bilowday in dalkeeda ka saarto dadka afrikaanka ah ee Soomaalida ay ku jiraan kuwaas oo sharciga uu ka dhacay ama kuwa sida sharci darrada ah u jooga...
Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira
Doolow (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo maanta oo Jimca ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaare badan dhaliyay . Waxa uu u dhaxeeyay weerarkan maleeshiyaadka kooxda Al- Shabaab iyo ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Weerarka ka dib waxay goobjoogayaashu ay sheegayaan inuu jiray gaari is...









