he Community Policing Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Sunday met with partners to review strategies and support to the Somalia Police Force (SPF) in the fight against crime. The meeting was attended by SPF Director for Community Policing, Col. Abdullahi Omar, the Deputy Police Commissioner for the United Nations...
Month: August 2023
MD Xasan”Waa lala xisaabtamaya kuwa ciidanka qiyaanada ku sameeyay”
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa sida uu sheegay qalqal galinaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Hadal uu jeediyay ayuu ku soo hadal qaaday Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in ay jiraan kuwa doonaya in ay dhabarka ka jabiyaan dagaalka...
DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 8aad
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dad iyo dal la sahansaday baynu nahay ! Waxaa jiray guddi loogu magac daray Guddiga Xaqiiqo Raadinta, waxayna dadka Soomaaliyeed ka fahamsanaayeen inuu yahay guddi ujeeddadiisu tahay inuu aruuriyo fal-danbiyeedyada ka dhashay dagaalladii kooxaha dhax marayay iyo sida xal looga gaari karo colaadihii waqtigaas jiray, iyo sidii ...
Axmed Karaash oo gaaray Laascaanood
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Hoggaamiyaha milatariga Sudan oo ay u suurta gashay in dalka uu ka baxo
Saraakiisha dalka Sudan ayaa sheegay in taliyaha ciidamada qalabka sida Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan uu ka dhoofay dalkaasi isagoo u duulay dalka Masar si uu ula kulmo madaxweyne C/fataax al-Sisi.
Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow
Doolow (Raxanreeb ) Ilo xog ogool ah oo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmadaas xaaskiisa ay ku dishay Taliyihii Nabad sugidda degmadaas. Taliyaha ayaa lagu dhax dilay gudaha hotel kuyaalla degmada Doolow, waxaana halkaasi halkaas gaaray ciidamo ka tirsan maamulka gobolka Gedo. Haweeneyda dilka gaystay ayaa la sheegay in...
Maxaa keenay in xilligan Ciidamada DF ay isaga baxaan deegaanadii Al-Shabaab kala wareegeen
Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay.
Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –”SJS Walaac ayay ku haysaa ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaado ah, iyadoo aan la wargelin qareenada iyo qoyska, ayaa Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir. Qareenada iyo hawl-wadeennada Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa markii ka warheleen arrinkan gaaray xarunta maxkamadda. Wax dhageysi ah lama sameyn,...
Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, aanu dalkaas ka bixi doonin.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, aanu dalkaas ka bixi doonin.
Wasiirka Gaashaandhigga & Cadalla oo loogu shakiyay dhabarjabinta ciidanka
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka ruqaansaday deegaano badan ka dib maro kala duwan oo ka soo baxay hoggaanka ciidanka ee horkacaya howlgalada. Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Jaamac oo ku sugan goobaha dagaalada ayaa hadda soo baxaya warar sheegaya inuu bixinayo amara ciidanka ay isaga soo baxayaan deegaanadii laga saaray kooxda Al- Shabaab. Amaradan...








