Month: November 2023

Home » Archives for November 2023
Qoorqoor oo taageera u raadinaya qorshaha MD Xasan  ee Dastuurka – DIIMO uu la kulmay
Post

Qoorqoor oo taageera u raadinaya qorshaha MD Xasan  ee Dastuurka – DIIMO uu la kulmay

Muqdisho ( Raxanreeb )  Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay kulan saacado badan socday oo u dhaxeeyay Madaxwaynaha Galmudug iyo xildhibaanada labada aqal ee doorashadooda ay tahay maamulka Galmudug. Kulankan waxaa ka soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira qodobada diirada lagu saaray oo u badnaa arrimaha doorashada soo socoto iyo wax ka bedelka Dastuurka...

Fasiraad layaab leh oo laga bixiyay booqashadii Mahad Salaad ee Bakaaraha
Post

Fasiraad layaab leh oo laga bixiyay booqashadii Mahad Salaad ee Bakaaraha

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta Taliyaha Nabad sugidda Mahad Salaad ayaa booqday Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ganacsatada lagu amray in Camera CCTV ay ku xiraan goobahooda ganacsiga. Mahad Salaad ayaa indha indheeyay xarumaha ganacsiga ee suuqa waxaana la sheegay in muuqaalka maanta la baahiyay la soo duubay shalay oo Arbaca ahayd. Ka hor...

Ra’isulwasaare Xamsa oo sheegay 25% uu kordhay daqliga DF
Post

Ra’isulwasaare Xamsa oo sheegay 25% uu kordhay daqliga DF

Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalay dood furan uu soo qaban qaabiyay Machadka Dooxada Jubba, ayaa bulshada su'aalo ku weeydiineysayeb ugana jawaabay wixii u qabsoomay Xukuumaddiisa Dan Qaran, iyo waxa hadda ay hiigsaneyso.

Halkuu marayaa Ololaha Xasan Sheekh ee wax ka bedelka Dastuurka ?
Post

Halkuu marayaa Ololaha Xasan Sheekh ee wax ka bedelka Dastuurka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxa si xowli ah uga socda Ololaha Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo inuu wax kaga bedelo Dastuurka. Xildhibaano badan oo Golaha shacabka ah ayaa arintan si adag uga soo horjeestay waxaana Villa Soomaaliya ka soconaya Ololaha la xiriira in Golaha shacabka uu meel mariyo qorshe cod qarsoodi...

Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale
Post

Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale

NewYork (Raxanreeb ) Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka Mareykanka waxaa geeriyooday Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda Mareyknaka Henry Kissinger, isaga oo jira da’ da 100 sano sida la xaqiijiyay. Isaga oo ku sugan gurigiisa ayuu xoghayaha uu geeriyooday isagoo lagu waramay in muddo ah inuu xanuunsanaa oo ku arooray qolkiisa gaarka ah. Geerida “Henry Kissinger”...

RW Xamse ” Ma ogi inaan sii joogi doono kursiga ” – Hubaal la’ aan
Post

RW Xamse ” Ma ogi inaan sii joogi doono kursiga ” – Hubaal la’ aan

Kismaaayo ( Raxanreeb ) Isagoo ka qayb galayay kulan la sheegay inuu yahay mid dadwayne ayaa Ra’ iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare waxaa uu ka hadlay arrimo dhawr ah oo xaga siyaasadda ah. Xamse waxa uu soo hadal qaaday guuxa xaga siyaasadda ee la xiriira sii joogitaankiisa kursiga inta ugu harsan xukunkiisa isaga oo sheegay...

GAROOWE : Waxyeelo ka dhalatay qarax ka dhacay magaalada & tirada waxyeelada.
Post

GAROOWE : Waxyeelo ka dhalatay qarax ka dhacay magaalada & tirada waxyeelada.

Garoowe (Raxanreeb ) Qarax ayaa lagu soo waramayaa inuu  ka dhacay Xaafadaha ka danbeeya Wasaaradda maamulka Puntland ee magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Sida dadka halkaas ku sugan ay ku warameen waxaa  ku dhawacmay saddex caruur ah, kuwaaso la geeyay Isbitaalka Qaran ee magaalada. Ciidamada maamulka Puntland ee magaalada Garoowe  ayaa gaarqy halka  caruurta qarax...

Kenya Airways ”Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050”
Post

Kenya Airways ”Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050”

Nairobi (Raxanreeb ) Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi Muqdisho oo hakadku yimid iyadoo qiimaha uu noqon doono 1050 USD sida warbaahinta kenya ay daabaceen. Ticket kan ayaa noqonaya kii ugu qaalisanaa taarikhda ee loogu safro  Mogadishu –Nairobi taas oo  noqon doonta  caqabad  kale  oo  soo wajahaysa dadka Soomaaliyeed ee u safraya Kenya....