Day: November 11, 2023

MD Xasan oo si ka duwan qabkii  Xamza uga hadlay dagaalka Gaza
Post

MD Xasan oo si ka duwan qabkii Xamza uga hadlay dagaalka Gaza

Riyadh(Raxanreeb) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka hadlay fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga Falastiin iyo joojinta duqeymaha ka socoda Qasa. “Waxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah xaban joojin loo sameeyo, iyo imaatinka gargaar bini’aadanimo si loo caawiyo kuwo nugul. Waxaan sidoo...