Month: November 2023

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza
Post

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

GAZA (Raxanreen ) Wararka laga helayo GAZA ayaa sheegaya in ciidanka Israa’il maanta oo arbaca ah  gudaha ay u – galeen mid ka mid ah isbitaalada ku yeela marinka GAZA halkaas oo ay duqeymo ka dhacayaan. Duqeymahan ayaa waxa ay ka dhaceen Xarunta Isbitaalka al-Shifa halkaas oo marar badan ay ka dhaceen duqeymo ay ka...

Qurbojoog  lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?
Post

Qurbojoog  lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?

Muqdisho (Raxanreeb ) waxa magaalada Muqdisho lagu toogtay Ibraahim Iman oo loo yaqaan (Dibad), oo ka mid ahaa qurba joogta ka yimid dalka dibadiisa Dilkan muwaadinka waxa ka daneeyay koox hubaysan kuwaa soo beegsaday marxuunka isaga oo ku sugnaa banaanka gurigiisa oo ku yaala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa si gaar ah uga...

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay
Post

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtay guri ay degnayeen qaar ka mid ah ehalada Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Guriga la qarxiyay  waxa  uu ku yaala degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho , halkaas oo qaraxa ka dib ay gaareen ciidan ka tirsan Dowladda Federaalka  ah ee Soomaaliya....

WARCUSUB : Khaatumo oo laga reebay cayaaraha maamul goboleedyada – yaa leh amarkaas ?
Post

WARCUSUB : Khaatumo oo laga reebay cayaaraha maamul goboleedyada – yaa leh amarkaas ?

Raxanreen (Muqdisho ) Tartanka Kubada Cagta ee maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa laga reebay xulka Kubada Cagta ee ku ciyaarta magaca SSC Khaatumo . Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee XFS ayaa gaartay Go’aanka Tartanka looga reebay Maamulka Khaatumo maadaama iyadu ay qaban qaabiso. Wali ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay Xiriirka iyo Wasaaradda. Lakin...

Mucaaradka Puntland oo sheegay in si iskood ah u qabanayaan doorasho
Post

Mucaaradka Puntland oo sheegay in si iskood ah u qabanayaan doorasho

Garoowe (Raxanreeb ) War ka soo baxay xubnaha mucaaradka maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay  ak walaacsan yihiin hubanti la’aanta doorasho ee Puntland . War maanta oo Talaada ah ka soo baxay mucaaradka maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ay qaban doonaan doorasho madax banaan oo si iskood ah . Qoraalka ka soo baxay ...