Month: November 2023

Juxaa ‘’Puntland uma qalanto in lagu hayo qol madoow ‘’ Juxa oo si layaab leh u hadlay
Post

Juxaa ‘’Puntland uma qalanto in lagu hayo qol madoow ‘’ Juxa oo si layaab leh u hadlay

Garoowe (Raxanreeb ) Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa ayaa shaaciyay in uu si guul ah ku dhammaystirmay wejiga kowaad ee hannaanka doorashooyinka qof iyo cod oo lagu doortay golayaasha degmooyinka. Wasiir Juxaa ayaa sheegay in wejiga kowaad ee doorashooyinka ku dhisan hannaanka xisbiyada badan ee qof iyo cod lagu doortay 33 degmo oo...

Saameyn miyuu Soomaaliya ku yeelan karaa hadalkii Raysal wasaare Xamse ee Xamaas?
Post

Saameyn miyuu Soomaaliya ku yeelan karaa hadalkii Raysal wasaare Xamse ee Xamaas?

Kadib muddo bil ah oo uu socday dagaalka Xamaas iyo Israa’iil, dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay, iyada oo raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu taageero u muujiyey ururka Xamaas oo ay qaar ka mid ah dalwdaha Reer-galbeedku u aqoonsan yihiin argagixiso. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa Talaadadii ka hadlay qadiyaddan isaga oo khudbad ka hor...

Duqeynta Qaza iyo Warar goos-goos ah.
Post

Duqeynta Qaza iyo Warar goos-goos ah.

Gaza (Raxanreeb ) Xalay oo dhan waxaa socotey duqeynta lagu hayo magaalada Qaza, waxa ayna dhimashada Falastiiniyiintu hadda mareysaa sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadku 9922 qof oo rayid ah. Dhimashada Yahuudana waxa ay mareysaa ka badan 1400 oo ciidan u badan. Dhimashadii ugu badneyd ee soo gaarta saraakiisha Qaramada midoobey ayaa ka dhacday Marinka Qaza...

Toga Garbaharay oo qof ku dhintay & Gedo oo go’doosan
Post

Toga Garbaharay oo qof ku dhintay & Gedo oo go’doosan

Garbahaaray (Raxanreeb ) Warrarka ka imaanay gobolka Gedo ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay go’doon gashay degmada Luuq kaddib markii webiga Juba uu ku fatahay qaybo badan oo magaalada kamid ah. Dad  jooga degmada Luuq ee  gobolka  Gedo sheegay in qofka doonaya in uu magaalada soo galo ama uu ka baxo ay tahay in uu...

WARCUSUB : Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran
Post

WARCUSUB : Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran

Gaza (Raxanreeb ) Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran, waxa uuna la kulmay madaxda ugu sareysa dalkaasi. Ismaaciil Xaniyeh ayaa tagay magaalada Tehran shalay oo Sabti ah, waxa uuna kulan gaar ah la qaatay madax sare...