Wasiirka caafimaadka dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa inuu ku sugan yahay garoonka diyaaradaha ee El Arish, oo 30 mayl u jira xudduudda Qaza, isagoo qeyb ka ah kooxda qaabileysa carruurtan.
Month: November 2023
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Garowe
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli laga dareemayo xaalad kacsanaan ayna kuwada suganyihiin halkaasi ciidamada ammaanka iyo kuwa Mucaaradka kasoo horjeeda Deni.
Somalia: Dozens rescued from dangers of rising flood waters in conflict areas
Nairobi – Hundreds of thousands of people have been displaced in recent weeks as floods continue to ravage towns in Somalia. Dozens of people have already been rescued by the Somali Red Crescent Society (SRCS) teams but the needs are likely to increase as more rains fall. In Beledweyne, flood waters from the Shabelle river...
MD Xasan oo dib u bilaabay safarada dibadda kadib hakad kuyimid dagaalka AS
London (Raxanreeb) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo halkaas kaga qeyb gali doono shirka hoggaamiyaasha caalamka ee cunada yarida iyo waxyaalaha sababa. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa waxa uu kulamo kala duwan laqaadan doonaa dhigooda madaxda Ingiriiska, isagoo lafilaayo in uu kala hadlo dagaalka kadhanka ah Al-Shabaab....
Xamse oo markii ugu horeysay ka degay Doolow & xaalada Gedo oo cakiran
Doolow (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ku soo...
Amniga dartii oo loo baajiyay kulankii maanta Barlamaanka Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe maanta oo isniin ah waxaa lagu aaday inuu ka furmo kulanka Barlamaanka maamul goboleedka Puntland hase ahaatee la joojiyay Arintan ayaa sabab looga dhigayaa ka dib xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Garoowe oo aan wax xal ah laga gaarin isla markaana ciidamo fara badan gudaha ay ugu jiraan magaaalada....
WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.
Garoowe (Raxanreeb ) Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta ka degan ka dib markii 24- kii saac ee la sood dhaafay ay ka jireen saan – saan colaadeed. Sida wararka ay sheegayaan , magaalada waxa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii xal looga gaari lahaa xiisadaha salka ku haya doorashooyinka oo laga...
Farmaajo oo yiri ‘’ Haloo gurmado Qoysaska daadadku ay saameeyeen ‘’
Doha (Raxanreeb ) Madaxwayniii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaho ayaa sheegay in kuhiim ay tahay in loo gurmado Qoysaska Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay ka soo gaartay daadka ka dhashay roobabka ka da’aya dalka. Waxa uu sheegay Madaxwaynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu aad ugu xun yahay dhibaatada Qoysaska ay gaartay sidaas darteeda ay...
GAROOWE : Isku bir- tumashada DENI & mucaaradka oo sababay barakac qoysas badan
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in xaafadaha qaar dadkabay isaga barakaceen. Dad la hadlay RBC ayaa sheegay in dadka ay ka cabsi qabaan in waxyeelo ay ka soo gaarto isku birtumashada u dhaxeeysa ciidan ka kala amar qaata Madaxwayne Saciid Deni iyo mucaaradka. Waxaa...
Golaha Wasiirrada oo kulan ka yeeshay xalay xaaladda dalka
Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xalay magaalada Muqdisho kulankaas oo uu shir guddoominayay ra'iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre, kulanka ayaa looga hadlayay arrimo badan.








