Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa safiirkii ugu horreeyay u dirtay dalka Eritrea, safiirka ayaa loo magacaabay Cumar Idris oo horey u ahaan jiray safiirka dalka Qatar.
Month: November 2023
WARBIXIN : Laftagareen oo laga dhaadhicinayo wax ka bedelka Dastuurka
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ka hor shirka Golaha wadatashiga Qaran. War ka soo baxaya kulanka Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Laftagareen ayaa sheegaya in labada dhinac ay ka wada- hadleen arrimo ku saabsan Dastuurka . Madaxwaynaha ayaa galangal ugu jira...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhiga ATMS ee Buula Mareer
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxeysa weerar Al-Shabaab ku qaadeensaldhig ay ATMS ku leeyihiin degmada Buula Mareer, ee Shabeellaha Hoose.
Xukun dil ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Cabdullaahi Cali Hudey
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo horey u dilay Cabdulaahi Cali Huday bishii 09 – Nov – 2023. Fagaaraha lagu toogtay Cabdisalaan waxaa goobjoog ahaa saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, maamulka degmada, ehellada iyo dadweyne kale. Xukunka dilka ah ee lagu...
Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?
Garoowe (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xiisad salka ku haysa arrimaha doorashooyinka oo ka taagan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland. Ciidamo kala taabacsan Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhamaynayo ee Saciid Cabdulaahi DENI iyo xubnaha mucaaradka ee ololaha doorasho ku jira ayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda ka...
Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin muhiima ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Axad ah waxaa xiray ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaliya gaar ahaan kuwa Koofiya casta. Waddooyinka la xiray waxaa ka mid ah KM4 ilaa wadada Afisiyooni halkaas oo ciidanka ay diideen in la adeegsado dadka iyo gadiidka xili roobab xoogan ay ka...
Israel oo amartay in bukaannada, dhakhaatiirta iyo barakacyaashuba ay saacad uga baxaan isbitaalka Shifa ee Gaza
Israa'iil ayaa isbitaalka Shifa siisay hal saac oo ay dadku halkaasi uga baxaan, sida uu sheegay weriye ka tirsan wakaaladda wararka AFP oo ku sugan isbitaalka.
Kulan looga hadlayay amniga deegaannada Cadalle & Raage Ceelle oo ka dhacay Cadalle
Cadalle gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka Hirshabeelle, ayaa ka dhacay kulan looga arrinsanayay amniga Cadalle, Raage Ceelle iyo deegaannada hoostaga oo dhowaan ay ku dagaallameen malleeshiyo beeleed kawada tirsanaa hal beel.
Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay guddi ka kooban 10 qof kuwaas oo loo xilsaaray dhibaatada ka taagan deegaannadaasi ee ah, fatahaadda.
The first two ships with Russian wheat went to Somalia and Burkina Faso
The heat is scorching. The dust hangs heavy in the air in this small settlement in Baidoa, Somalia. A donkey cart slowly passes by, bringing yet another family who have been forced to flee their home due to the drought. On a recent field visit, NRC communications adviser Claes Holmberg saw first-hand how the climate...








