Month: December 2023

Home » Archives for December 2023
WARCUSUB : Garoowe ”guntaha” la iskula jiraa , arrimaha doorashooyinka.
Post

WARCUSUB : Garoowe ”guntaha” la iskula jiraa , arrimaha doorashooyinka.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe waxaa ka jira is jiid jiid siyaasadeed oo ka dhashay tirada xildhibaanada ka qayb galaya doorashada madaxtinimada maamulka Puntland ka dib go’aankii ka soo baxay , maamulka SSC- Khaatumo. Musharaxiinta mucaaradka ah ee Puntland iyo saciid Deni oo isagana musharax madaxwayne ah  ayaa markale waxa soo gala dhax galay tuhun...

Musharax Madaxweyne  Fafdhaal ‘’Si gaar ah ayaa la ii beegsaday Garoowe‘’
Post

Musharax Madaxweyne  Fafdhaal ‘’Si gaar ah ayaa la ii beegsaday Garoowe‘’

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada  Garoowe ee xarunta maamulka Puntland oo ay ka socdaan olole  doorasho ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in halkaas lagu beegsaday mid ka mid ah musharaxiinta madaxtinimada maamulkaas. musharax madaxweyne Mudane Cabdifitaax Fafdhaal oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa sheegaya in weerar lagu soo qaaday isaga iyo xubnihiisa...

BELEDWAYNE : Caruur u geeriyooday  cudurka shuban – biyoodka.
Post

BELEDWAYNE : Caruur u geeriyooday  cudurka shuban – biyoodka.

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka  Hiiraan wararka laga helayo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dilaacay cudurka shuban- biyooda sida ay ku warameen dhaqaatiirka caafimaad. Dadka uu haleelay waxaa u badan caruur , waxaana ilaa iyo hada la xaqiijiyay in ay u dhinteen 11 Caruur kuwaas oo dhamaantooda laga kala keenay  xaafadaha magaalada...