Month: December 2023

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota
Post

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota

Colorado (Raxanreeb ) Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump...

PUNTLAND :  Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay
Post

PUNTLAND :  Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay

Garoowe (Raxanreeb ) Wararka  aan  ka helayno maanta oo Talaada ah magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in halkaas shir ay ku yeesheen Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil  iyo   xubno ka socday Guddiga xalinta khilaafaadka  doorashada. Inta  uu socday shirkan waxaa lagu soo- hadal qaaday arrimo ku  saabsan hanaanka ay u  dhacayaan...

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday.
Post

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday.

Garoowe (Raxanreeb ) Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada xiriirsa Boosaso iyo Qardho Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland. Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay ...

WARKOOBAN : Askar NISA oo lagu beegsaday maanta  Muqdisho.
Post

WARKOOBAN : Askar NISA oo lagu beegsaday maanta  Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox dhallinyara ah oo ka tirsan  ciidanka NISA ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Askartan ayaa la sheegay in baaritaan ay ka wadeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir halkaas oo qarax  bambaano  lagula  eegtay. Laba   ka mid ah dhallinyaradaas ayaa ku waxyeeloobay weerarkaas  oo  ilaa iyo hadda...

Mareykanka oo laga doonayo magdhowga rayid ay ku dileen Soomaaliya
Post

Mareykanka oo laga doonayo magdhowga rayid ay ku dileen Soomaaliya

NewYork (Raxanreeb ) Diyaaradaha cirka ee Mareykanka ayaa meelo badan oo dalka ah waxa ay ka fuliyeen , kana fulinayaan weeraro ujeedkoodu uu yahay sidii loogu taqlusi lahaa saraakiisha Al- Shabaab. Weeraradan ayaa inta badan waxay waxyeelo  ay ka soo gaaraan , dadka rayidka ah ee ku sugan goobaha ay ka dhacaan duqeymaha ama  kuwo...

DENI & Karaash oo heshiis horudhac ah ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay.
Post

DENI & Karaash oo heshiis horudhac ah ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay.

Garoowe Raxanreeb )  Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa looga hadlay Doorashada Puntland. Madaxda ayaa ku heshiiyey qodobada soo socda : 1. In Guddiga Madaxweynuhu magacaabay ee ansixinta iyo xallinta khilaafaadka...