Booliska ayaa Jimcihii xaqiijiyay in ugu yaraan afar qof ay ku naf waayeen, laba kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah ka dib markii gaari ay saarnaayeen miino waddada lagu aasay la qaraxday kaas oo marayay deeganka Eegay oo uu dhexeeya magaalooyinka Gaarisa iyo Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.
Month: December 2023
Khaatumo oo laga reebay cayaaraha dalka & Puntland oo siyaasad ahaan uga maqan.
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya iyo Xiriirka K/Cagta ayaa wadajir u shaaciyey waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono tartanka K/Cagta Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada 2023-ka. War-saxaafadeed ay si wada-jir ah usoo saareen wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya iyo Xiriirka K/Cagta in tartanka uu si rasmi ah u bilaaban doono tartanka....
Dagaal beeleed ka dhacay Galbeedka Gobolka Sanaag
Laascanood (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno galbeedka gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay maanta oo Jimca ah dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac. Sida wararka ay sheegayaan dagaalkan ayaa salka ku haya , dagaal beeleedyo kale oo hore uga dhacay deegaanada gobolka Sanaag . Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalkan uu...
Turkey oo sheegtay inuu soo laabanayo wiilka madaxweyne Xasan si loo maxkamadeeyo
Wiilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda ku laaban doona Turkey si uu u wajaho maxkamadeyn la xiriirta shil ka dhacay waddo ku taalla Istanbul, waxaa sidaas maanta sheegay wasiirka cadaaladda Turkey.
Duqeymo ka dhacay G/Mudug oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya duqeymo xalay ka dhacay koonfurta gobolka mudug deegaano hoostaga degmada Xarardheere, kuwaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Hundreds of ADF fighters killed in Uganda strikes – Museveni
Ugandan troops killed about 200 ADF fighters in the Democratic Republic of Congo, as the military operations to flush out the Islamic State group-affiliated militants continue, Uganda’s president said. “We have been carrying out air attacks on the terrorists in Congo,” President Yoweri Museveni said on X, formerly Twitter, adding that around “200 of them...
Somalia’s president says his son didn’t flee fatal accident in Turkey and should return to court
Somalia’s president says his son didn’t flee Turkey after he was involved in a fatal highway crash in Istanbul, and adds that he has advised his son to go back and present himself to court, which has issued an arrest warrant. President Hassan Sheikh Mohamud said in an interview with The Associated Press that his...
Celebrations in Somalia after $4.5bn debt relief
Somalia’s government on Wednesday held celebrations in the capital, Mogadishu, after the IMF and the World Bank announced $4.5bn ($3.5bn) in debt relief for the country. Prime Minister Hamza Abdi Barre says that the relief is “equivalent to relieving every Somali person of a debt of more than $300”. “This is a testament that our...
UK announces £25 million aid for internally displaced Somalis
In a significant move to address the plight of internally displaced Somalis, the British Embassy in Mogadishu has committed an additional £25 million in funding. The aid will focus on supporting those vulnerable to the impacts of climate change, aiming to enhance living conditions, provide access to basic services, ensure land tenure security, and offer...
MD Xasan ”Wiilkayga kama baxsan cadaalada Turkey waan la hadlay”
NEWYORK (Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul. “Wuxuu ahaa shil. Muu cararin, ee waxa uu u qabsaday qareen u doodaya ” ayuu yiri Madaxwayne Xasan Sheekh Intaas waxa uu hadalkiisa raaciyay Xasan oo ka jawaabay baxsadka wiilkiis...





