Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 68 ee 12-da December 2023 kuna saabsan Guddiga Amniga Doorashada. Madaxweynaha Dawladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiis 80-aad Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la adkeeyo ammaanka mudada doorashadu socoto. Wuxuu...
Month: December 2023
Koox ka tirsan Al- Shabaab oo caawa haweenay ka tirsanayd Golaha adeegga Garsoorka ku weeraray Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al- Shabaab ka tirsan ayaa abaaro 07:30 PM beegsatay Ifraax Maxamuud Cumar oo xubin ka ahayd gudiga adeega garsoorka ee uu kala diray madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Haweenaydan ayaa markii la beegsanayay waxa ay ka soo baxday Hotel ay ka deganayd magaalada Muqdisho iyada oo kooxdana ay u galeen...
Madaale oo Dooxa kula kulmay Danjire Doodishe
Guddoomiyaha goboka Banaadir ahna duqa caasimadda Muwdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmahaan safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda DFS, ee dalka Qatar.
Ra’isulwasaare Xamsa Barre oo shir guddoomiyay kulan muhiim u ah dalka
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir guddoomiyay kulan ay maanta yeesheen hoggaanka tiirarka ee xukuumadda, kuwaas oo ka shirayay hannaanka dowlnimada casriga ah.
Xuutiyiinta oo weeraray Markab ku sii jeeday Israa’iil
Sanca (Raxanreeb ) Kooxaha xuutiyiinta ee awoodda ku leh Yeman ayaa gantaal ku dhuftay Markab laga leeyahay dalka Holand oo marayay badda cas sida ay ku warameen warbaahinta dalkaas. Sida ay ku warantay warbaahinta waxaa Markabkan ayaa lagu weeraray gantaal nuuca loo yaqaan cruise-ka kaas oo laga tuuray gudaha dalka Yeman. Taliska dhexe ee ciidamada...
Muxuu ka dhigan yahay heshiiska shirkada Shisheeye ku dhisayso Dekada Hobyo ?
Hobyo (Raxanreeb ) Degmada Hobyo ee gobolka Mudug waxaa ka qabsoomay kulanka Golaha wasiirada maamulka Galmudug oo looga hadlayo arrimo ku saabsan , dhismaha dekada Hobyo. Waxaa shir gudoomiyay Madaxwaynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxaana ku sugnaa inta badan xubnaha Golaha wasiiradda. Heshiiska ay wada gaareen , shirkad dhisaysa Dekada Hobyo ee Mudug iyo...
FAROOLE oo biiray xal ka gaarista khilaafka doorasho ee Puntland.
Garoowe (Raxanreeb ) MagaaladaGaroowe ee Puntland waxaa ka bilowday dadaalo kale oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay hubinta la’aanta siyaasadeed ee doorashada Magaalada waxaa ku sugan oo kulamo siyaasadeed ka wada Madaxwaynihii hore ee maamulkaas Cabdiraxmaan Faroole oo ah Senator ka tirsan Aqalka saree e Barlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynaha...
Wariye shaqada looga eryay arrin dadka reer Masar ka careysiisay
Reham Saciidoo haweeney wariye ah kana howlgasha mid ka mid ah telefishinnada dalka Masar ayaashaqada laga joojiyay ka dib markii ay wax ka sheegtay cayilka haweenka ee xad-dhaafka noqda , hadalkaas oo muran dhaliyay.
Ciidamada DF oo burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Bakool
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo howlgal ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Waajid, ee gobolka Bakool.
KARAASH oo yiri ‘’ DENI waa keliye taliye, digniin baa u jeedinayaa ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo ifbaxaya khilaaf salka ku haya arrimaha doorashooyinka kaas oo u dhaxeeya madaxwayne Saciid Cabdullaahi DENI iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Karaash ayaa sheegay in Saciid Deni uu xiligan marooqsanayo dhamaana awooda hoggaanka maamul goboleedka Puntland taas oo uu yiri ‘’ ma ah wax la aqbali karo ‘’ Madaxwayne ku xigeenka...









