Month: December 2023

DFS  oo sheegay in gacanta ay ku hayaan nin dil ka soo gaystay KENYA.
Post

DFS  oo sheegay in gacanta ay ku hayaan nin dil ka soo gaystay KENYA.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo soo bandhiyay nin ku eedaysan in dil uu ka gaystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. War qoraal ah oo lagu daabacay bogga Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir ayaa lagu yiri”  Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajib ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane baxsad ah laguna...

Post

Chinese Funding Scandal: Somalia court imposes travel ban on president Mohamud’s ally

On the 13th of December, the Banadir Regional Court imposed a travel ban on a prominent confidant of President Hassan Sheikh Mohamud after funds from Chinese Embassy went missing, documents revealed. This travel restriction was issued concerning the disappearance of a substantial sum of $US180,000, a donation from the Chinese Embassy in Mogadishu. The individual...

Firdhiye ‘’Lama qayb – gali karo doorashada Puntland ‘’
Post

Firdhiye ‘’Lama qayb – gali karo doorashada Puntland ‘’

Laascanood (Raxanreeb )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ku soo dhamaaday , shirwayne ay lahaayeen isimada dhaqanka maamulka ugubka ah ee Khaatumo , kaas oo ay uga hadlayeen , xaaladda deegaanka. Si gaar ah waxa ay diirada u saareen xildhibaanada  Barlaamaanka Puntland e 17-da ee laga soo dooran lahaa deegaanada Sool  iyo Sanaag  taas...

GO’AAN laga gaaray xildhibaanadii Puntland ee laga soo dooran jiray SSC.
Post

GO’AAN laga gaaray xildhibaanadii Puntland ee laga soo dooran jiray SSC.

Laascanood  (Raxanreeb ) Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa ku dhawaaqay in aysan qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17-kii xildhibaan ee Baarlamanka Puntland laga soo dooran jiray degaannada SSC. Golaha isimada ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan...

Mahad Salaad ma isagaa , iska tagi raba mise cadaadis baa jira ?
Post

Mahad Salaad ma isagaa , iska tagi raba mise cadaadis baa jira ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa aad u soo kordhahaya warka ku saabsan in  bilowga cusub ee sanadka 2023  uu meesha ka bixi doono Taliyaha Nabad sugida Mahad Maxamed Salaad oo xulufo la ah kooxda Daljir ee la bahoobay Damjadiid. Ilo xog – ogol ah ayaa Raxanreeb u sheegay in suurtagal ay tahay in markan daaqada uu...

XOG – Khaatumo ma doonayso in xildhibaano u dirto Puntland.
Post

XOG – Khaatumo ma doonayso in xildhibaano u dirto Puntland.

Laascanood (Raxanreeb )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalmahan ka socday , shirar kala duwan oo u dhaxeeyay isimimada Khaatumo iyo xubnaha  hoggaanka maamulkaas. Labada dhinac ayaa ka wada hadlayay arrimo ay ka mid yihiin xaaladda deegaanka iyo sida la yeelayo xildhibaanada Golaha wakiilkada Puntland oo ka soo gali jiray deegaano ka mid ah...