Garoowe (Raxanreeb ) Sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland waxa uu Guddiga doorashada uu diiday , xubnaha cusub ee Barlamaanka Puntland. Isaga oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Garoowe Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka , Isxaaq Axmed Xasan ayuu sheegay in xubnaha Barlamaanka cusub ay yihiin kuwo aan sharci ku fadhin. Guddoomiye Isxaaq ayaa sheegay in liiskaas...
Day: January 1, 2024
Baarlamaanka cusub ee Puntland oo kulmay iyo ammaanka oo la adkeeyay.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland maanta oo Isniin ah waxaa waxaa lagu dhaariyay xubno cusub oo ah Barlamaanka cusub ee maamulkaas kuwaas oo bedeli dooni kuwii hore Qoraal kooban oo ka soo baxay xog-hayaha Baarlamanka Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa lagu wargeliyay xubnaha cusub in soo xaadiraan munaasabadda dhaarinta Baarlamanka. “Waxaa dhammaan...
DF oo amar kasoo saartay dhulalka danta guud ee la haysto
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka qeyb galayay munaasabad ka dhacday gobolka Banaadir, ayaa sheegay in Wasaaradda ay u baahan tahay dhulkeeda.
Isimada Puntland oo soo xulay baarlamaanka maamulkaasi
Garowe Isimada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo xulay 66-da Xildhibaan ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedkaasi xilli uu jiro is qab qabsi siyaasadeed oo xooggan.