Month: January 2024

NISA oo albaabada u laabtay shirkadda isgaarsiinta ugu wayn Soomaaliya.
Post

NISA oo albaabada u laabtay shirkadda isgaarsiinta ugu wayn Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda NISA ayaa xiray xarunta wayn Shirkadda Hormuud ee Suuqa Bakaaraha iyo Xarunta weyn ee Salam Bank ee Suuqa Bakaaraha. Shalay ayey sidoo kale ciidamada amniga Xireyn Xarunta Shirkadda iyo Salam Bank ee Tareebiyaano, iyadoo war kasoo baxay Shirkadda NISA lagu eedeeyay in ay qaaday tallaabooyin sharci darro ah, balse NISA ayaa...

QORSHE : NISA oo qaaday talaabooyin ka dhank ah Ganacsiga Muqdisho
Post

QORSHE : NISA oo qaaday talaabooyin ka dhank ah Ganacsiga Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )  Ciidamo ka tirsan Hay’adda  nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka NISA ayaa bilaabay in  baaritaano ay ku doonayaan in ay ku ogaadaan xogta shaqsiyaadka ganacsiga ku leh magaalada Muqdisho. 24kii saac ee la soo dhaafay waxaa xabsiga la dhigay xubno ka shaqaynayay shirkada Isgaarsiinta Hormuud kuwaas oo ciidanka NISA  ay ku qasbayeen in...

Janaan oo lagu  waayay shan  maalin ka hor magaalada Nairobi.
Post

Janaan oo lagu  waayay shan  maalin ka hor magaalada Nairobi.

Nairobi (Raxanreeb ) Wali waxaa la la,yahay Wasiirkii hore Maamulka JL Cabdirashiid Cabdi Nuur “Janan” oo lagu waayay magaalada Nairobi, ehelada Wasiirka ayaa inoo xaqijiyay in Khamiistii la soo dhaafay ay ugu wardambeysay ilaa haddana aysan garaneyn meel uu ku suganyahay. Ehalada ayaa waday saacadihii la soo dhaafayay baadigobka Wasiirka kuwaas oo Nairobi ka tagay...

Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.
Post

Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida xogaha ay sheegayaan ,  waxa hakad ku jira adeegyada maamulka Degmada Yashqiid ee magalada Muqdisho ka dib markii laga jaray korontadii Sida warar aan helayno ay sheegayaan maamulka degmada Yaaqshiid  oo bixin waayay qidmada korontada ayaa  sabab u noqotay in la jaro korontada isla markaana adeegyada qaar hakad ay galaan. Sarkaal...

War ku soo kordhay diyaarad Helicopter  ah oo  u gacan gashay Al- Shabaab.
Post

War ku soo kordhay diyaarad Helicopter  ah oo  u gacan gashay Al- Shabaab.

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar  kala  duwan ayaa  ka soo baxaya dhalashada muwaadiniin saarnaa diyaarad Helicopter  ah oo ku degtay goob ay ku sugnayeen  kooxda Al- Shabaab ee gobolka  galgaduud. Diyaaradan oo ay lahayd  howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa saarnaa shaqaalle caafimaad oo u kala dhashay dalal kala duwan waxaana Qaramada Midoobay ay ku...