Month: January 2024

Ciyaartoyda KG oo gebi ahaanba isaga tagay magaalada Muqdisho
Post

Ciyaartoyda KG oo gebi ahaanba isaga tagay magaalada Muqdisho

Ciyaartoyda xulka kubbadda cagta ee maamulka Koonfur Galbeed, Soomaaliya, ayaa isaga tagay caasimadda Muqdisho, gebi ahaanba kaddib weerarkii foosha xumaa ee lagu qaaday Jimcihii lasoo dhaafay xilli 3-0 gool lagu garaacay kaddibna waddada loogu galay gaari bas ah, oo ay saarnayeen halkaas oo ciyaartoy qaar dhaawacyo culus kasoo gaaray.

Hay’adaha amniga oo su’aalo lagu  weydiiyay weerarkii Ciyaartooyda KGS.
Post

Hay’adaha amniga oo su’aalo lagu  weydiiyay weerarkii Ciyaartooyda KGS.

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Laamaha Amniga Gobolka Banaadir, si wax la isaga weydiiyo dhibaatadii shalay loo geystay Cayaartoyda Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed kadib markii dhagxaan lagu weeraray gaarigooda. Kulankaan oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo...

Kubadda  cagta  & Hay’adda  NISA halkee iska soo galaan ?
Post

Kubadda  cagta  & Hay’adda  NISA halkee iska soo galaan ?

Muqdisho (Raxanreeb) Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho waxaa ka soconaya cayaaraha maamul goboleedyada iyo  gobolka Banaadir oo ay ka qayb galayaan maamul goboleedyada marka laga reebo Puntland. Wasaarada Cayaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa hormuud u ah qabashada cayaarahan isla markaana masuul ka ah sida ay wax u dhacayaan , waxaana amniga sugaya ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Laakiin  ku...

Xaqiiqooyinka ku hareeraysan Xasan Sheekh & Ficilada Itoobiya.
Post

Xaqiiqooyinka ku hareeraysan Xasan Sheekh & Ficilada Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Itoobiya  oo Somaliland kala macaamiishay heshiis is-afgarad dhanka Badda ah ayaa keentay caro xooggan oo sabab u noqday inuu  magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo isla markaana madaxda dalka ay  jeediyaan  hadalo carro leh oo ka dhan ah  Itoobiya. Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal jeediyay ayaa  yiri ‘’Ilaa hadda...

Madasha  KGS oo  go’aan adag ka soo saartay damaca Itoobiya ee Soomaaliya.
Post

Madasha  KGS oo  go’aan adag ka soo saartay damaca Itoobiya ee Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanree) War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS ku aadan damaca qaldan oo ay Xukuumada Aby Ahmed ku doonayso qayb kamid ah Badda Soomaaliyeed. Warka ka soo baxay Madasha  KGS  ayaa lagu sheegay in  talabadaas ay tahay mid gardara ah oo ay ku doonayso inay kugu xad gudbaysa dhulka Soomaaliyeed. Madasha ...

NACAYB : Rabshado ka  dhashay  Cayaaraha Maamul Goboleedyada Dalka.
Post

NACAYB : Rabshado ka  dhashay  Cayaaraha Maamul Goboleedyada Dalka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa la  hakiyay cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ka dib rabshado ka dhacay cayaarihii shalay ee KGS Iyo Galmudug. Warqad ka soo baxday wasaaradda cayaaraha  xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si KMG ah loo  joojiyay cayaaraha kubadda cagta inta xal laga gaarayo wixii dhacay oo nacayb badan abuuray....