Month: January 2024

Rabshado dib ugu bilowday Itoobiya & Jabhad oo ku dhaw Adis Ababa.
Post

Rabshado dib ugu bilowday Itoobiya & Jabhad oo ku dhaw Adis Ababa.

Adis Ababa (Raxanreeb )Dagaalo kharaar oo maalmahan ka socday Waqooyiga agagaarka Shawa ee dalka Itoobiya ayaa soo xoogeystay labadii maalmood ee tagay. Warar kooban oo laga helayo xogta dagaalka ayaa sheegaya in maleeshiyada Amxaarada ee loo yaqaan FANO ay la wareegeen xarun talis ciidan ahayd, jug xoog leh na ku gaarsiiyey ciidamada diifaca Itoobiya. Goobta...

Fahad Yaasiin “Col ku dhac oo cadow kuu ciidami.”-JABUUTI.
Post

Fahad Yaasiin “Col ku dhac oo cadow kuu ciidami.”-JABUUTI.

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyihii hore Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin oo dhawaan ku soo biiray degalada baraha bulshada gaar ahaan X ayaa fariin u diray madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraalkiisa waxa uu kaga – hadlay kaalinta arrimaha Soomaaliya dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka Carabta isagoo sheegay in loo baahan yahayin Soomaalida ay kala...

 WARCUSUB  : Gantaal lagu dhuftay markab shidaal oo UK ay leedahay.
Post

 WARCUSUB  : Gantaal lagu dhuftay markab shidaal oo UK ay leedahay.

Britain (Raxanreeb )  Markab nooca shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Britain ayaa gubanaya ka dib markii Jimcihii lagu dhuftay gantaal ay soo tuureen Xuutiyiinta ku sugan xeebaha Yemen. Xafiiska Hawlgallada Ganacsiga Badaha ee UK (UKMTO) ayaa ka sheegay inay dhacdada ka dhacday meel 60 mayl-badeed koonfur-bari ka xigta magaalada Cadan Jimcihii, iyagoo sheegay...

‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’
Post

‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’

Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtiga badan la soo galiyay dhamaystirka Dastuurka hadana  uu marayo meel gaba gaba ah oo la furi doono. Xasan Sheikh wuxuu sheegay, wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka in ay dhaqan galayaan marka la gaaro dowladda soo soo socota. Wuxuuna sheegay in...

Post

Officials: Airstrike in Somalia kills at least 20 Al-Shabab militants

A military strike killed at least 20 al-Shabab militants in central Somalia, regional and military officials said Thursday. “Somali military forces, supported by international partners, conducted the airstrike in the town of Galhareri, targeting sites the militants used to manufacture improvised firearms, bombs and other explosives,” Galmudug Regional Security Minister Mohamed Aden Gaboobe told VOA...

FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.
Post

FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.

Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aad ah loogu falceliyay muuqaal madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo soo galay Hall-ka lagu caleemasaarayay Deni oo ay u istaagteen Xasan Sheekh  madaxdii joogtay hase ahaatee kursigiisu aan ka kicin saciid. Waxa ku jiray muuqaalkaas sidoo kale madaxwayne Saciid Deni oo ku amraya sida loo fasiray ku xigeenkiisa inuusan istaagan oo...