Month: January 2024

Garoowe maxaa ka soconaya Yaase ku sugan ?
Post

Garoowe maxaa ka soconaya Yaase ku sugan ?

Garoowe (Raxanreeb ) Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee Puntland lagu caleema saaro madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Cabdullaahi Deni waxaana aad loo adkeeyay amniga caasimaddda. Magaalada Garoowe waxaa ku sugan madax iyo siyaasiin kala duwan oo lagu mart-qaaday xafladda caleema saarka madaxweyne Siciid Cabdullaahi madaxda hore dalka u soo...

MD Xasan siduu u maareyn doonaa culayska siyaasadeed ee uu wajahay ?.
Post

MD Xasan siduu u maareyn doonaa culayska siyaasadeed ee uu wajahay ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) Nidaamkan wax ka bedelka Dastuurka waxa uu la soo jaanqaaday doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud & ka dib Bishii May ee sanadkii hore markaas oo  Golaha Wadatashiga Qaranka ay ku heshiiyeen in laga guuro nidaamka hadda jira, ayada oo meesha laga saarayo xilka Ra’iisul wasaaraha, si ay Soomaaliya markii u horreysay u yeelato...

Aadan Madoobe oo sheegay in la  meel mariyay wax ka dedelka Dastuurka.
Post

Aadan Madoobe oo sheegay in la  meel mariyay wax ka dedelka Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Iyadoo  buuq badan uu ka taagan yahay xarunta Golaha shacabka  ayaa maanta oo Arbaca ah xildhibaanadada labada aqal sida la sheegay waxa ay meel mariyeen habraaca wax ka bedelka Dastuurka. Waxaa Ogolaaday habraaca 180 Xildhibaan halka ay diideen 30 mudane sida uu ku dhawaaqay guddoonka golaha. Warbaahinta madax banaan ayaa loo diiday...

SJS oo war ka soo saartay hoteel uu ka socday tababar oo ay galeen saddex sarkaal NISA.
Post

SJS oo war ka soo saartay hoteel uu ka socday tababar oo ay galeen saddex sarkaal NISA.

MUQDISHO(Muqdisho) –  Duhurnimadii Sabtida, 20 January 2024, iyadoo uu socday tababar ku saabsan xuquuqul insaanka oo loo qabtay gabdhaha saxafiyiinta Somali Journalists Syndicate – SJS, ayaa waxaa Hotel Saxafi, magaalada Muqdisho, si lama filaan ah u soo galay saddex sarkaal oo ka tirsan #NISA. Waxay billaabeen handadaad, fawdo iyo caga-jugleyn ka dhan shaqaalaha hotelka iyo tababarayaasha. Waxay dalbadeen...

Maxaa ka socda xarunta Golaha shacabka ? Doodu waa mid adag.
Post

Maxaa ka socda xarunta Golaha shacabka ? Doodu waa mid adag.

Muqdisho (Raxanreeb )  Maanta oo Arbaca ah xildhibaanada labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka. Maanta waxaa aad loo adkeeyay amniga hareeraha xarunta Golaha shacabka ee uu ka dhacayo kulanka oo ah mid aad xasaasi u ah oo isha lagu hayo. Fariin shalay loo diray xildhibaanada ayaa waxaa loogu sheegay...

Damaca Villa Soomaaliya oo laga soo horjeestay & Xildhibaan ku shiray Muqdisho.
Post

Damaca Villa Soomaaliya oo laga soo horjeestay & Xildhibaan ku shiray Muqdisho.

Muqdisho (Raxabreeb ) Kudlad Xildhibaano ah oo ka soo horjeeda damaca Villa Somalia ee wax-ka bedelka dastuurka, gaar ahaan habraaca loo marayo ayaa kulan ku leh Muqdisho. Xubnahan waxa ay sheegeen in Dowladda qaadi doonto cawaaqib-xumada ka dhalata ficillada shacabka kala qeybinaya ee ay hormuudka ka tahay. Waxa ay sheegeen in aan la joogin waqtigii...

MD Xasan Sheekh dalka ma u horseedi doonaa kala qeybsanaan ?
Post

MD Xasan Sheekh dalka ma u horseedi doonaa kala qeybsanaan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Fadhiga  Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa  maalinta beri oo Arbaca ah isha lagu wada- hayaa waxaana lagu  wadaa inuu dood ka yeesho arrimaha Dastuurka KMG ah . Xildhibaano   ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay inay muuqato in la meelmarin doonaa habraaca wax-ka bedelka Dastuurka KMG ee JFS. Sida xogaha aynu ku...