The Kenyan government has vowed to go on with the deployment of hundreds of police officers to Haiti despite the escalating gang violence in the Caribbean country. Kenya’s Interior Minister Kithure Kindiki on Monday said the mission to send about 1,000 police officers to Haiti was in the pre-deployment stage. Mr Kindiki also said that...
Day: March 12, 2024
Goormee dalka ka dhamanayaan ciidanka ATMIS ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa meel gaba – gaba ah maraya qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya ciidanka ATMIS ee howlgalka midowga Afriak ee ka socda guud ahaan dalka. Saraakiil ka kala socda Qaramada Midoobay iyo midowga Afrika ayaa ka wada hadlaya waqtiga u harsan ciidanka ATMIS ee ah sii joogitaankooda guud ahaan Soomaaliya. Madaxa ATMIS Souef Mohamed...
XOWLI : Is-kooxaysi siyaasadeed ka socda magaalada Muqdisho .
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka socda isbahaysiyo cusub oo ay ku midaysan yihiin dhinacyo badan oo ku lug leh siyaasadda dalka. Magaalada waxaa hore ugu sugnaa masuuliyiin xilal sar sare ugu soo qabtay dalka kuwaas oo ujeedkooda uu yahay ka qayb qaadashada isbedelka siyaasadeed ee dalka ka socda. Hadda waxaa...
FURSAD : AS oo fursad loo siiyay inay dib ula wareegaan deegaan muhiim ah.
Camaara (Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay deegaano badan oo muhiim ah oo ay hore ugu saareen kooxda Al- Shabaab ka dib dagaal ay la galeen. Deegaano Dowladda ay kaga dhinteen , saraakiil muhiim ah ayay ciidanka dowladda Soomaaliya gabi ahaanba sabab la’aan ugu baxeen taas oo dhaleecayn badan ay kala kulantay. Kooxda...
MUQDISHO : Aabe 80 jir ayaa la sheegay inuu ku dilay wiilkiisa.
Muqdisho (Raxanreeb )- Degmada Karaan ee magaalada Muqdisho Aabo 80 sanno jir ah ayaa la sheegayaa inuu ku dilay wiilkaas , ilaa iyo hadda lama sheegin sababta. Dilka wiilka ayaa ka dhacay markii wiilka iyo aabihiisa uu dagaal dhaxmaray isla markaana aabaha uu midi u adeegsaday dilka wiilkiisa sida ay sheegeen dadka deegaanka. Aabaha dilay...