Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo xalay ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lala eegtay goob ay ku sugnaayeen saraakiisha amniga degmada iyo ciidamo katirsan
booliska.
Month: March 2024
Xasan Sheekh “Eritrea waxay na tartay wax aan cidna na tarin”.
Asmara (Raxanreeb )-Madaxweyne Xasan Sheekh , waraysi uu siiyay intii uu ku sugnaa Asmara telefishinka Eritrea , wuxuu ku tilmaamay Eritrea inay tahay dal khibrad ku filan u leh dhismaha dawladnimada iyo laamaha amniga. Madaxweynaha Soomaaliya oo lahadlayay warbaahinta dawladda Eritrea, ayaa yiri “Eritrea waxay na tartay wax aan cidna na tarin” “Tiro badan oo...
Ciidamada Uganda oo heegan la galiyay iyo weerarro laga cabsi qabo in ay dhacaan
Ciidamada amaanka dalka Uganda ayaa heegan buuxa la galiyay kadib markii ay sheegeen in dagaalyahano ka tirsan kooxda xiriirka la leh Daacish ay soo galeen dalkaasi dhamaadka toddobaadkii la soo dhaafay.
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada DF iyo Al-Shabaab oo ka socda Mudug
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Mudug, gaar ahaan koonfurta gobolkaasi.
21-qof oo u badnaa shacab oo lagu laayay duleedka Afgooye ee Sh.Hoose.
Afgooye (Raxanreeb )- Wararka laga helayo duleedka degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaas duqeymo ay ka gaysteen diyaarado dagaal oo la sheegay in ay caawinayeen ciidanka Dowladda Soomaaliya. Duqeymahan ayaa lagu soo waramayaa in inta badan lala eegtay qoysas Soomaaliyeed oo deganaa deegaanka lagu magacaabo Bagdaad halkaas oo hooy u ahayd dadkan....
WARBIXIN | Damaca Villa Somalia ee Dastuurka oo diidmo la kulmay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa in mudada ka tagan siyaasada Soomalia khilaf ka dhashay hananka loo marayo dhamestirka dastuurka dalka oo ay dowlada Soomalia ay rabto in lasoo gaban gabeeyo dooda dhamestirka dustuurka dalka oo in mudaa soo taagnaa. lakiin waxaa diidan sida loo marayo dhamestirka duusturka dalka siyaasiyiinta mucaaradka oo ay hor boodayan siyaasiyiin miisan...
Xasan Sheekh & Laftagareen oo salaanta iska qaadan – Khilaaf hor leh.
Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Laftagreen ayaa xogo soo baxaya waxay sheegayaan inuu damacsan yahay qabashada doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay. Cabdicasiis oo jooga wax ka badan muddo xileedkiisa ayaa ku jooga heshiis wada- ogol ah oo hoosta ka wada saxiixeen maamulkaas iyo xubno mucaarad ku ahaa maamulkaas. Heshiiskaas oo dhamaaday...
Madaale oo ballan qaad u sameeyay ciidan soo qabtay Al-Shabaab
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo xalay kulan uga qayb galay degmada Dayniile, ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, oo ku aadan amniga magaalada Muqdisho.
Diyaaradda Egypt Air ee Masar oo dhowaan Muqdisho ka billaabi doonta duulimaadyo
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) Axmed Macallin Xasan, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda hay’adda duulista rayidka ee dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air.
Hay’adaha amniga Puntland oo ka hadlay gabar lagu dilay Garoowe.
Garoowe (Raxanreeb )- Hay’adaha amniga maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ee Puntland. Waxaa ka qayb galay , kulankan Saraakiisha amniga maamulka Puntland kuwaas oo soo bandhigay natiijada howlgalo joogta ah oo ciidanka amniga ay ka fuliyen deegaanada Puntland. Inta uu kulanka socday Taliska booliiska...









