A cargo plane laden with crucial logistics for the African Union Transition Mission (ATMIS) has crashed at Jowhar airport, just 90 kilometers from Mogadishu on Saturday, airport staff and eyewitnesses said. The aircraft, heavily loaded with food and essential items, veered off the runway upon landing, coming to a halt on the side. Fortunately, no...
Month: March 2024
Erdogan: Doorashada Maarso waa tii iigu danbeysay
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in doorashada dowladaha hoose ee la qorsheeyay in ay la qabto 31-ka Maarso ay noqon doonto codkiisii ugu dambeeyay, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Anadolu.
XOG : Yaa Baajiyay kulan lagula xisaabtami lahaa Wasiirka Duulista ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Barlamaanka dib u dhigay kulan maalinta beri oo Axad ah uu kula xisaabtami lahaa wasiirka duulista hawada Soomaaliya Xil Fardowsa Maxamed Cigaal. Barlamaanka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay loo diray fariin loogu sheegayay inuu jiro kulan su’aallo lagu waydiinayo wasiir Fardows hase ahaatee waxaa soo...
WAR CUSUB : Diyaarad ATMIS ah oo shil ku gashay magaalada Jowhar.
Jowhar (Raxanreeb )- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaas uu ka dhacay shil diyaaradeed. Sida wararka ay sheegayaan Diyaarad xamuul ah oo u rarnayd ciidanka ATMIS ayaa waxay ka baxday dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee Magaalada Jowhar. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in diyaarada Xamuulka ah...
DOORASHADA : Somaliland oo cagta saaraysa waddadii doorashada.
Hargaysa (Raxanreeb ) – Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabti ah soo saaray xeerar ku quseeya sharciga doorashooyinka oo in mudda ah uu ka taagnaa muran xoogan. Madaxwaynaha Somaliland ayaa in mudda ahba lagu dhaliilayay inuu ka gaabinayo in deegaanada maamulkaas ay ka dhacaan doorashooyinka isla markaana u kursiga isku dhejinayo. WAREEGTO...
UN Security Council adopts Sudan ceasefire resolution
The UN Security Council (UNSC) adopted a draft resolution Friday that demands an immediate ceasefire in Sudan during the Muslim holy month of Ramadan. The resolution, presented by the UK, was voted on during a UNSC session and was approved with 14 votes of the 15-member Council and one abstention. “We have no illusions as...
Canada lifting freeze on UNRWA funding after weeks of protests, criticism
Montreal, Canada – Canada has announced it is lifting a freeze on funding for the United Nations agency for Palestinian refugees (UNRWA), after facing fierce criticism for cutting assistance during Israel’s war in Gaza. In a statement on Friday, Canadian Minister of International Development Ahmed Hussen said the government is “resuming its funding to UNRWA so...
Xaakin ogolaaday in Maraykanku afar dal ka keeno 30,000 oo muhaajiriin ah
Houston (Raxanreeb )— Xaakin federaali ah oo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda madaxweyne Biden ee uu doonayey inuu qaxooti cusub kaga keeno illaa afar dal, hase ahaatee ay si aada uga horyimaadeen gobollada ay maamulaan xisbiga Jamhuurigu. Xaakinka lagu magcaabo Drew B. Tipton ayaa ogolaaday in sababo bini’aadanimo...
Gaajo ba’an oo ka jirta Marinka GAZA & macluul laga cabsi qabo.
Gaza (Raxanreeb ) – Marinka Gaza waxaa ka sii socda dhibaatooyinka ciidanka Israa’iil ay u gaysanayaan dadka halkaas ku nool waxaana sii kordhaysa gaajada ka jirta Marinka GAZA. Waxaa laga digayaa dhibaatada halkaas ka jirta inay gaarto meel halis ah oo aan waxba laga qaban karin sida ay sheegayaan Hay’adaha Qaramada Midoobay. Xaaladda Cunno la’aanta...
Guddoomiye degmo oo loo haysto ka mid ahaansha Al- Shabaab.
Muqdisho (Raxanreeb )- Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa sida ay sheegtay kooxda Al- Shabaab. Abuukar ayaa intii u dhaxeysay 2015 ilaa 2019 soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Wadajir, sidoo kale 2019 ilaa...






