Day: April 22, 2024

Home » Archives for April 22, 2024
Abwaan tagay Jilib oo ku biiray Al-Shabaab
Post

Abwaan tagay Jilib oo ku biiray Al-Shabaab

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Al-Shabaab isku dhiibay Abwaan Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Jeesto), oo kamid ahaa dhallinyarada kasoo jeeda gobollada Waqooyi, gaar ahaan magaalada Hargeysa, kaas oo muddooyinii ugu danbeeyay joogay gudaha magaalada Muqdisho.

Wakiilka QM Catriona Laing  oo shaqada ka tagaysa , maxaa sababay ?
Post

Wakiilka QM Catriona Laing  oo shaqada ka tagaysa , maxaa sababay ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa la xaqiijiyay in shaqada ay ka tagaysa bisha May. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa la sheegay inay ka codsadeen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay in la beddelo Catriona Laing oo hal sano. “Waxaan kalsooni buuxda...

Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.
Post

Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka jira falal amni daro oo ay wehliyaan dilalkla loo gaysanayo dadka shacabka ee aan waxba galabsan. Dilalka hadda ku soo kordhay caasimadda waxa ka mid ah dilalka qorshaysan oo aan ilaa iyo hadda la ogayn cida fulinaysa inkastoo dowladdu ay sheegayso inay dadaalo...

MUQDISHO :  Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona  ‘’XOG “.
Post

MUQDISHO :  Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona ‘’XOG “.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Shir u dhaxeeyay  madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Odayaasha dhaqankam  Xaafadaha  Saypiano ayaa fashil uu ku dhamaaday sida ay sheegayaan  xogaha Raxanreeb ay helayso. Waxaa looga hadlayay shirkan   rabashado ka dhashay go’aan dowladda Soomaaliya ay ku doonaysay in la baneeyo xaafadaha Saypiano gaar ahaan dab- damiska oo amar  uu...

ICRC Kenya  ‘’ Dad badan ayaa halis ugu jira roob ka da’au Kenya ‘’.
Post

ICRC Kenya  ‘’ Dad badan ayaa halis ugu jira roob ka da’au Kenya ‘’.

Nairobi (Raxanreeb )-Roob lixaad leh oo kala jaray waddooyin iyo magaalooyin ka mid ah dalka Kenya ayaa ka da’ay dalkaas sida ay soo wariyeen warbaahinta dalkaa ka howlgasha. Gadiid badan oo  u kala gooshi lahaa waddooyin badan oo dalkaas ayaa la sheegay inay ku xaniban yihiin magaalada caasimadda ah ee Kenya waxaana jarmay  waddooyin muhiim...