Month: May 2024

Ciidanka DFS oo qaaday talaabo kale oo amniga ah.
Post

Ciidanka DFS oo qaaday talaabo kale oo amniga ah.

Muqdisho (Raxabreeb ) –Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Alshabaab diyaarinayeen. Qaraxyadan ayaa la sheegay inay Alshabaab doonayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa...

Puntland ” In la xiro xafiiska UNSOM waa qar iska tuurnimo”.
Post

Puntland ” In la xiro xafiiska UNSOM waa qar iska tuurnimo”.

Garowe (Raxanreeb )-Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, go’aan aan laga fiirsan oo Qar iska xoornimo ah. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlayay BBC Soomaali, ayaa u sheegay, xafiiska xafiiska Qaramada Midoobay ee kaalmaynta Soomaaliya ee UNSOM, in uu kaalin muuqata ku...

“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “
Post

“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “

Doha (Raxabreeb )-𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧: 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐚? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo mid siyaasadeed oo wadar ogol lagu wada noolyahay. 𝐆𝐨𝐨𝐫𝐦𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚...

RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.
Post

RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.

Nairobi (Raxabreeb )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka...

Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.
Post

Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.

Jowhar (Raxabreeb )-4kamida Wasiiradda Hirshabelle oo shaqo joojin lagu sameeyay. Xubnaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah:- Masuuliyiinta shaqo joojinta lagu sameeyay ayuu Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka u cuksaday xil-guddasho la’aan shaqo oo la xiriirta masuuliyadda loo idmaday.

Post

DF oo ka dalbatay QM in la xiro xafiiska UNSOM

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa maanta du gudbisay Qaramada Midoobay, kaas oo ay ku dalbatay joojinta shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya, kaas oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (UNSOM).