Month: May 2025

Trump oo qaati ka taagan Putin kuna tilmaamay ‘nin waalan’
Post

Trump oo qaati ka taagan Putin kuna tilmaamay ‘nin waalan’

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan la dhacsaneyn dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ka dib markii uu duqeyn ballaaran oo dhanka cirka ah ku qaaday Ukraine. Dhaleecayn aan looga baran waayahan ayuu Trump ka dul dhacay Putin, isagoo is weydiiyey waxa baas ee helay. Wuxuuna goor dambe Putin ku...

Taliyaha ciidanka dhulka oo degmada Moqokori u tagay dardar gelinta dagaalka
Post

Taliyaha ciidanka dhulka oo degmada Moqokori u tagay dardar gelinta dagaalka

Moqokori ( Raxanreeb Online) Wafdi Saraakiil ah oo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ay dagaal adag kula jiraan kooxda Al-shabaab. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye iyo saraakiil ciidan ayaa Taliyaha ku soo...

NISA Cracks Down on Journalists and Public Dissent in Mogadishu Amid Opposition Mobilization
Post

NISA Cracks Down on Journalists and Public Dissent in Mogadishu Amid Opposition Mobilization

Mogadishu, Somalia – Independent reporting and civic activism in Mogadishu are facing a severe crackdown, as Somali security forces, including agents from the National Intelligence and Security Agency (NISA) have escalated their presence in the city. Local media outlets report an increased deployment of plain-clothed NISA agents armed with pistols, particularly along Maka Al-Mukarama Road,...

Muxuu kala hadlay hoggaamiyaha SSC Khaatumo xildhibaanada ku matala Baarlamaanka ?
Post

Muxuu kala hadlay hoggaamiyaha SSC Khaatumo xildhibaanada ku matala Baarlamaanka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Fidhiye, ayaa la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada SSC-Khaatumo ku matala labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay  xaaladda dalka iyo dardar gelinta howlaha hortabinta u eh dowlad goboleeda SSC-Khaatumo. Hoggaamiyaha SSC ayaa ugu mahad celiyay xildhibaanada,  dadaalkooda ku aadan sida ay uga shaqeynayaan arrimaha...

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay dadka dabaasha u taga Badda
Post

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay dadka dabaasha u taga Badda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buulagga ee Soomaaliya, ayaa digniino loogu diray Kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo dadka dabaasha u taga Badda Wasaaradda ayaa shaacisay in xiligaan ay Badda kacsan tahay, isla markaana ay khatar ku noqon karto Kalluumeysatada iyo dad dabaasha u taga. Sidoo kale wasaaradda ayaa uga digtay in...

Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo warqadaha aqoonsiga ka gadoomay safiirka cusub ee UK
Post

Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo warqadaha aqoonsiga ka gadoomay safiirka cusub ee UK

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ayaa ka gadoomay  nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK), Charles King. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay Safiirka, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto howsha diblomaasiyadeed ee loo igmaday, carabaabayna rajada uu ka qabo...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha shacabka ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha shacabka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 16-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Ugu horeyn Xildhibaan Cabdulqaadir Barako oo ka mid ah Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka ayaa...

Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga ee XFS iyo safiirka Talyaaniga ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga ee XFS iyo safiirka Talyaaniga ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Dacco Coppi, oo ay wehliyeen saraakiil ka tirsan safaaradda Talyaaniga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iyo horumarinta iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga ee labada dal, iyadoo si gaar ah la isla meel...

Itoobiya oo Somaliland kala hadashay amniga Badda Cas
Post

Itoobiya oo Somaliland kala hadashay amniga Badda Cas

Jabuuti ( Raxareeb Online) Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la kulmay diblumaasiyiinta safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti, inta uu ku sugnaa dalkaasi. Madaxweyne Cirro, ayaa si gaar ah ula kulmay danjire ku-xigeenka safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti Kebede Aber, waxa ayna kawada hadleyn amniga Badda Cas iyo marinada Ganacsiga. Danjire ku-xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay...

weerarka toorreyda loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka
Post

weerarka toorreyda loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka

Jarmalka ( Raxanreeb Online) Dhowr qof ayay dhaawacyo halis ah kasoo gaareen weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay xarunta tareenka ee magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka, sida ay booliisku sheegeen. Booliska Hamburg ayaa sheegay in 18 qof ay ku dhaawacmeen weerarka ka dhacay saldhigga dhexe ee waqooyiga magaalada abbaare 18:00 waqtiga maxalliga ah (16:00...