Baydhabo (Raxanreeb Online) Wareegto kasoo baxday Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Cabdiweli Axmed Maxamed u Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose. Sido kale Hogaamiye Jibriil ayaa Aadan Abdi Abaarey u Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Hoos...
Day: May 3, 2026
Dowladda federaalka oo shir wadatashi ugu baaqday mucaaradka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa shir watashi ah ugu baaqday mucaaradka dowladda, si looga arrinsado xaalada cakiran ee siyaasadda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu sheegay isaga oo ka duuleya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo...
Mucaaradka oo soo saaray go’aan ka dhanka ah 15-ka May
Muqdisho (Raxanreeb Online) Mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray go’aano culus oo ku aadan marka laga gaaro 15-ka May, iyo tallaabooyin culus ay qaadi doonaan. War-saxaafadeed mucaaradka ayey ku shegeen in wadatashiyo kala duwan ay la yesheen, wakiilada Beesha Caalamka, Ururada bulshada rayidka, culimada, Haweenka, madaxda warbaahinta, dhallinyarada, waxa ayna shegeen in kulamadaasi lagu gorfeeyey...


