Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xeyndaabka Xalane, waxaa kulan ku yeeshay madaxda dowladda iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaasi oo ahaa mid xasaasi ah. Wararka ayaa tilmaamaya in xubnaha labada dhinac ay doodo adag ka yeesheen qodobo kala duwan, gaar ahaan galka Doorashooyinka oo ah kan ugu xaasisan laguna kala tagsan yahay. Wararka...
Day: May 13, 2026
Home » Archives for May 13, 2026
Post
May 13, 2026May 13, 2026Warar
Shariif Xasan oo ka digay musuqmaasuq doorashada Koonfur Galbeed…
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Iyada oo weli aan lagu dhawaaqin natiijada doorashadii Axadii ka dhacday deegaanada Koonfur Galbeed, ayaa waxaa soo baxaya walaac ku aadan qaabka doorashada ay u dhacday. Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa ka digay in la musuq-maasuqo doorashada, isaga oo ugu baaqay guddiga dooorashada iyo dowladda in...
Post
May 13, 2026May 13, 2026Warar
Iiraan oo ogaatay qorshe qarsoodi ah oo Mareykanku damacsanyahay
Tehran ( Raxanreeb Online( Xildhibaan lagu Iiraan Kamran Ghazanfari oo ka tirsan baarlamaanka Iiraan ayaa, isaga oo ka hadlayay sii socoshada Mareykanka ee qalabka iyo ciidamada ugu so daldalayo Bariga Dhexe, sheegay in “Mareykanka iyo Israa’iil ay isu diyaarinayaan howlgal ballaaran” oo ka dhan ah Iiraan. Ghazanfari ayaa u sheegay Khabar Online in Mareykanka iyo...


