Day: May 25, 2026

Home » Archives for May 25, 2026
Ciidanka Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay Calmiskaad
Post

Ciidanka Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay Calmiskaad

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal u dhaxeeyay ciidanka Puntland iyo kooxda Daacish oo ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii xubno katirsan Daacish, ay weerar ku qadeen fariisin ciidanka Puntland jogeen, waxaana halkaasi ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay bulshada rayidka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay bulshada rayidka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga xaqiijiyey amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka dadweynaha ee qof iyo codka ah. Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin xoojinta...