Jowhar (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Ibrahim Maxamed Maxamuud, ayaa bannaanka magaalada Jowhar kula hadlay cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa ciidamada uga mahadceliyey naf-hurnimada, geesinimada dhiiranaanta iyo dadaalka ay muujiyeen, gaar ahaan doorka ay ka qaateen sugidda amniga iyo furista waddada muhiimka ah ee xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar taa...
Day: May 12, 2026
Goobaha ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo xiray kaddib shuruudo adag oo DFS ay hordhigtay
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta xiran dhammaan ganacsiyada Suuqa Bakaaraha, kaddib markii dowladda Federaalka Soomaaliya ay 9 shuruud hordhigtay Ganacsatada Suuqa wayn, shuruudahaas ayaa dhaliyay in la xiro goobaha Ganacsiga. Ganacsatada ayaa ku dooday in qodobada qaar ay ku adag tahay sidaas awgeed ay u xireen goobahooda Ganacsiga. Shuruud ku qoran yihiin waana: 1-Business license...
Maayarkii Hargeysa oo xilka laga qaaday
Hargeysa (Raxanreeb Online) dhowaad 10 xubnood oo ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa ayaa xilka ka qaaday Mayarkii magaalada, Cabdikariin Axmed Mooge iyo ku xiigeenkiisa Khadar Nuur, sida uu baahiyay telefishanka Somaliland. Waxaa la doortay maayar cusub iyo ku xiigeenkiisa. Maayarka cusub ee magaalada Hargeysa ayaa hadda ah Cabdirisaaq Maxamed Faarax iyo ku xigeenkiisa, Aadan...
Dil ka dhacay magaalada Boosaaso
Boosaaso (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gabar dhallinyaro ah oo xalay lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland. Dilka gabadha ayaa la sheegay in loo adeegsaday rasaas xili ay saarneed gaari nooca raaxada ah oo marayay halka ay iska galan jidka socodka galbeed iyo wadada gasha garoonka diyaaradaha ee...



