Day: May 28, 2026

Home » Archives for May 28, 2026
Dawladda Maraykanka oo xirtay haween Soomaali ah oo lala xiriiranayo Lunsiga Malaayiin Dollar
Post

Dawladda Maraykanka oo xirtay haween Soomaali ah oo lala xiriiranayo Lunsiga Malaayiin Dollar

Minnesota (Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa dacwad culus ku soo oogtay laba haween Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Shamso Ahmed Hassan iyo Hanaan Mursal Yusuf, kuwaasi oo lagu eedeeyay musuqmaasuq la xidhiidha barnaamijka caafimaadka Minnesota Medicaid. Sida lagu sheegay warbixinta dacwadda, Shamso Ahmed Hassan oo 55 jir ah kana soo jeeda Brooklyn Park, Minnesota,...

Madaxweynihii hore ee Yemen oo geeriyooday
Post

Madaxweynihii hore ee Yemen oo geeriyooday

Riyadh (Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Yemen Cabd Rabbo Mansuur Haadi, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga, sida ay baahiyeen warbaahinta Yemen iyo kuwa Carabta. Haadi ayaa jiray 81 sano, wuxuuna muddo dheer ku noolaa Sacuudiga kadib markii kooxda Xuuthiyiinta ay la wareegeen caasimadda Sanca sanadkii 2014. Cabd Rabbo Mansuur Haadi ayaa...