Muqdisho (Raxanreeb Online) Shir jaraa’id oo uu goordhaweyd madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ku qabtay hoyga Muqdisho uu ka deggan yahay, ayaa waxa uu kaga hadlayo abaabulka banaanbaxa iyo waxa iska badal goobihii ay markii hore u asteyeen. Shariif ayaa sheegay in markii ay wax badan ka fiiriyeen ay go’aansadeen in banaanbaxa uu...

