Day: May 11, 2026

Home » Archives for May 11, 2026
Wasiirkii ugu horeeyey ee baneeyay kursiga xildhibaanimo, kaddib dhaqan-galka dastuurka
Post

Wasiirkii ugu horeeyey ee baneeyay kursiga xildhibaanimo, kaddib dhaqan-galka dastuurka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay in uu ka taasulay kursigii xildhibaanimo, isaga oo u hoggaansamay dhaqan gelinta dastuurka cusub uu dhigayo. Wasiir Cabdifitaax ayaa sheegay in la ikhtiraay geliyay inuu kala doorto kurisiga xildhibaannimo ama midka wasiir. Waxa uu tilmaamay in door biday inuu ka taasulo...

Iiraan oo u jawaabtay Mareykanka
Post

Iiraan oo u jawaabtay Mareykanka

Tehran ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa sheegtay in soo jeedinta Tehran ee lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadda hadda jirta laguna furo marjinka Hormuz ay ahayd “mid mas’uuliyad leh oo deeqsinimo leh.” Waxay ku eedaysay Washington inay soo jeedisay dalabyo aan macquul ahayn. Hadallada afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda, Esmaeil Baghaei,...

Mucaaradka oo markale ku dhawaaqay banaanbax ka dhan ah dowladda
Post

Mucaaradka oo markale ku dhawaaqay banaanbax ka dhan ah dowladda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Mucaaradka Soomaaliya ayaa markale ku dhawaaqay banaanbax ka dhan dowladda Soomaaliya, kaasi oo ka dhici doona degmooyinka gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay golaha mustaqbalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in madaxweynaha waqtigiisa si dhamaanayo uu hor-istaagay banaanbax nabadeed oo shalay ay soo abaabuleen madasha mucaaradka, kaasi oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho....