Day: May 7, 2026

Home » Archives for May 7, 2026
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan amniga, dardargalinta hawlaha Xukuumadda iyo ka jawaabista saamaynta culeesyada caalamka kasoo kordhay ee dhinaca amniga iyo dhaqaalaha. Kulanka Golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,...

khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho
Post

khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Faah faahino dheerad ah ayaa laga helaya khasaaraha dhimashada iyo dhaawac ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay degmada Deynille ee gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay ilaa afar ruux oo shacabka ah ayaa ku dhintay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen, kaddib dagaalkii xalay ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Deyniile,...

More Than 20 Killed in Deadly Clan Fighting in Eastern Sanaag
Post

More Than 20 Killed in Deadly Clan Fighting in Eastern Sanaag

At least 20 people were killed and many others injured after heavy clan fighting erupted in the Laaso area between Carmale and Daarasalaam in eastern Sanaag, according to local sources. The clashes, which began on Wednesday and continued late into the night, involved two local clans living in the area. Reports indicate that tensions remain...

Dowladda Soomaaliya oo sare u qaaday burburinta dhulalka Muqdisho
Post

Dowladda Soomaaliya oo sare u qaaday burburinta dhulalka Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa sare u ka kacay burburinta dhulalka 24 saac ee lasoo dhaafay, waxaana waddooyinka caasimada, mashquul ka dhigay gaadiidka ay dadka ku barakacayaan. Sacaadihii u dambeeyay dowladda Soomaaliya ayaa burburisay dhulal ay degganayeen dad shacab ah, kuwaasi oo ku yaalla xaafadaha, Shibis, Sanco, Warlaliska, Ceel-hindi iyo kuwo kale, waxaana xaafadaha qaar ka...

Maxey kawada hadleyn wasiir Fartaag iyo madaxweynaha Burkina Faso ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiir Fartaag iyo madaxweynaha Burkina Faso ?

Ouagadougou (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa la kulmay Madaxweynaha Burkina Faso Kabtan Ibrahim Traoré. Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay inuu sidaa farriin rasmi ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo loo diray dhiggiisa Burkina Faso, Mudane Kabtan Ibrahim Traoré. Wasiirka Amniga...