The Chairperson of Somalia’s Independent Electoral Commission, Abdikarim Ahmed Hassan, has announced that the commission plans to conduct elections next month in the Federal Member States of Galmudug, HirShabelle, Northeastern regions, and the Gedo region of Jubbaland. Speaking about the planned polls, Abdikarim stated that significant efforts and challenges had been overcome in order to...
Day: May 23, 2026
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga ay doorashooyinka ku qaban doonaan dowlad goboleedyada…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in bisha soo socota uu guddiga doorashooyin ku qaban doono dowlad goboleedyada, Galmudug, Hir-shabeelle, Waqooyi Bari iyo gobolka Gedo oo katirsan maamulka Jubbaland. Waxa uu tilmaamay in laga soo maray howlo adag sidii doorashooyinka dadweynaha loo qaban lahaa,isla markaana shacabka Soomaaliyeed ay...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo kulan xasaasi ah la yeeshay guddoomiyaha guddiga madax-banaan ee….
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qaasim oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Maxamed Haaruun , Agaasimaha guud ee Guddiga Mustafe Axmed iyo komishineerada Guddiga . Kullan gaar ah oo labada dhinac dhexmaray ayaa looga...
Maxey tahay ujeedka Taliyaha ciidamada qalabka sida Paksitan u joogo Tehran ?
Tehran (Raxanreeb Online) Field Marshal Asim Munir oo ah taliyaha ciidamada Pakistan oo u safray Tehran ayaa la kulmay oo wadahadal la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araqchi. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Iran, wada-hadalladan oo socday illaa xalay fiidkii, waxay labada dhinac kaga wada-hadleen dadaalladii dublamaasiyadeed ee ugu dambeeyay ee...
Hoggamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin kale oo gaaray Diinsoor
Diinsoor (Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim, ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Safarkan shaqo ayaa ahaa qiimeynta xaaladaha guud ee...
Somali Police Arrest Suspects Over Public Disorder in Mogadishu
MOGADISHU — The Somali Police Force, particularly the General Division Command of the Banaadir Regional Police, has arrested several individuals accused of orchestrating acts of violence and public disorder at security checkpoint areas across Mogadishu. According to an official press statement issued by the police, the suspects were apprehended while allegedly engaging in activities deemed...




