Day: May 27, 2026

Home » Archives for May 27, 2026
Madaxweyne Xasan oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradka
Post

Madaxweyne Xasan oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta boqolal qof oo shacab ah iyo masuuliyiin katirsan dowladda, Salaad Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysa ee Muqdisho, ayaa dhaliil adag u jeediyay xubanah mucaaradka dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya maalinba maalinta ka dambeysa horumar ku talaabsaneyso, balse hoggaanka talinaya qaladaad iyo gaabisba ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga horyimid xiriirka Israa’iil iyo Somaliland
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga horyimid xiriirka Israa’iil iyo Somaliland

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta meel adag ka istaagay  xiriirka Somaliland iyo Israa’iil, isaga oo cambaareeyay qorshaha ay Somaliland safaarad uga furaneyso magaalada Qudus ee la heysto. Madaxweyne Xasan oo hadalkan ka jeediyay munaasabada Ciida, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay sinaba u aqbali doonin, mashruuc lagu doonayo in Israa’iil...