Day: May 2, 2026

Home » Archives for May 2, 2026
Suuqyada hilibka Muqdisho oo maanta haawanaya
Post

Suuqyada hilibka Muqdisho oo maanta haawanaya

Muqdisho (Raxanreeb Online) Suuqyada lagu iibiyo Hilibka Geela ee magaalada Muqdisho ayaa saakay haawanaya, kaddib markii qiimaha Neefka Geela uu aad qaali u noqday. Ganacsatada Hilibka qala, ayaa sheegay in aan loo dhowaan karin qiimaha lagu iibinayo Neefa Geela, taasina ay sababtay in maanta wax hilib ah la keenin. Qaar kamid ah shacabka Muqdisho ayaa...

Khataraha burcad badeeda ee xeebaha Soomaaliya oo korortay
Post

Khataraha burcad badeeda ee xeebaha Soomaaliya oo korortay

Waxaa sii kordhaya khataraha laga muujinayo weerarada burcad-badeeda ay ka fulinayaan badweynta Hindiya, iyada oo muddooyinkii dambe Maraakiib shixnado kale duwan waday la afduubtay. Qiimaheynta ugu dambeysay xarunta wadajirka ee macluumaadka Badaha, ayaa tilmaamtay in xeebaha Soomaaliya ay wajahayaan khatar burcad badeednimo. “Waxaa jira caalamado muujinaya khatarta burcad badeeda oo ku sii kordheysa gobolka”ayaa lagu...