Day: May 17, 2026

Home » Archives for May 17, 2026
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Soomaaliya, kaasi oo ahmiyad weyn u leh hey’adaha dowladda, siyaasadda dalka iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulanka guddoomiyey, ayaa sheegay in laga bilaabo maalinkii uu saxiixay Madaxweynaha iyo Maalinkii lagu soo saaray faafinta rasmiga...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaiya oo Siciid Deni ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo kala go’anta dalka
Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaiya oo Siciid Deni ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo kala go’anta dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa weerar culus ku qaaday hoggaamiyaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, waxa uuna ku eedeeyey in uu ku tuntay waxkasta oo Astaan u ahaa midnimada Ummada iyo dowladnimada Soomaaliya. Wasiir Fiqi, ayaa ku eedeeyay Deni, inuu la saftay shisheeyaha ay is...

MW Xasan Sheekh oo warqadaha danjirenimo ka guddoomiay safiirka cusub ee Jabuuti
Post

MW Xasan Sheekh oo warqadaha danjirenimo ka guddoomiay safiirka cusub ee Jabuuti

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Jabuuti u soo magacowday Soomaaliya, Danjire, Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Danjiraha cusub xilka loo soo igmaday ayaa u rajeeyay guul iyo shaqo miro-dhal ah, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka...

Ciidamada Koonfur Afrika oo sameeyey howlgallo ka dhan ah Ajaanibta sharci….
Post

Ciidamada Koonfur Afrika oo sameeyey howlgallo ka dhan ah Ajaanibta sharci….

Cape Town ( Raxanreeb Online) Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa saacadihii lasoo dhaafay xirxiray 46 Ajaanib Sharci la’aan ah kaddib howlgal ay fuliyeen ciidamada dalkaasi. Howlgalka oo loogu magacdaray Operation Shanela, ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay booliiska Hoedspruit SAPS, saraakiisha socdaalka, iyo shirkadaha amniga ee E2 Security, waxaana la tilmaamay in howlgalka laga...

Somali Pirates and Houthis Linked to Oil Tanker Hijacking
Post

Somali Pirates and Houthis Linked to Oil Tanker Hijacking

Somali pirates are reported to have collaborated with Yemen’s Houthi movement in the hijacking of the oil tanker M/T Eureka, which is currently being held off the coast of Puntland’s Bari region. According to reports, the Houthis assisted the pirates in seizing the vessel on 2 May near the Yemeni coastal city of Shabwa. Sources...

Xuutiyiinta Yemen iyo Burcad-badeeda Soomalida oo iska kaashaday afduubta Markab…
Post

Xuutiyiinta Yemen iyo Burcad-badeeda Soomalida oo iska kaashaday afduubta Markab…

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Burcad-badeeda Soomaalida iyo urur Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay in ay iska kaashadeen afduubka markabka M/T Eureka oo hadda lagu haysto xeebaha gobolka Bari ee Puntland. Ururka Xuutiyiinta ayaa ka gacan siisay burcad-badeeda qabsashada markabka M/T Eureka oo 2-dii bishan May. laga afduubay meel u dhow xeebaha magaalada Shabwa ee dalka...

IGAD Presses Somali Government and Opposition to Reach Agreement
Post

IGAD Presses Somali Government and Opposition to Reach Agreement

The Intergovernmental Authority on Development has urged Somali political leaders to continue dialogue after talks between the Federal Government of Somalia and opposition groups in Mogadishu ended without a breakthrough agreement. In a statement issued from its headquarters in Djibouti, IGAD said it had closely followed the consultations held from 13 to 15 May 2026...

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay shidaal loo qodayo Soomaaliya
Post

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay shidaal loo qodayo Soomaaliya

Ankara (Raxanreeb Online) Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka hadlay shidaalka lagu wado in dalka Soomaaliya dhawaan qodidiisa laga bilaabo. Madxwaynaha oo maanta la hadlayay baarlaamnka Turkiga ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qorshaha shidaal qodista ee ay Turkiga ka wdaan dalka Soomaaliya. Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa tusaale u...