Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa xalay sheegay in muddo xileedka dowladda uu hoggaamiyo yahay 5 sano, islamarkaana ku eg yahay 15 May 2027. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in dastuurka cusub ee dhawaan uu saxiixay ay ku qoran tahay muddo xileedka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo uu xusay in dhaqangalkiisa...
