Day: August 17, 2026

Home » Archives for August 17, 2026
Deni oo Gaalkacyo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland +SAWIRO
Post

Deni oo Gaalkacyo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland +SAWIRO

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan gobolka Mudug. Kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay xubno kamid ah Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland, Gen. Aadan Cabdi Xaashi. Kulanka ayaa...

Booliska Bari iyo INTERPOL oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Amniga+SAWIRO
Post

Booliska Bari iyo INTERPOL oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Amniga+SAWIRO

Boosaaso (Raxanreeb Online): Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari, G/Sare Saciid Aadan Saciid, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddi ka socday INTERPOL, iyadoo kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta dhinacyada amniga. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray is-dhaafsiga xogaha amni, ka hortagga dambiyada abaabulan, iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada-shaqeynta hay’adaha amniga Gobolka...

Xasan Sheekh iyo Qoorqoor oo Soo Dhaweyn Ballaaran Loogu Sameeyay Gaalkacyo+SAWIRO
Post

Xasan Sheekh iyo Qoorqoor oo Soo Dhaweyn Ballaaran Loogu Sameeyay Gaalkacyo+SAWIRO

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa galabta soo gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay Garoonka Cabdullaahi Ciise. Madaxweynaha iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa garoonka kula hadlay kumannaan shacab ah oo isugu soo baxay soo dhaweyntooda. Booqashada Xasan Sheekh ee Gaalkacyo...

Somali Airlines oo La Filayo Inay Dib u Shaqeyso Bisha Soo Socota
Post

Somali Airlines oo La Filayo Inay Dib u Shaqeyso Bisha Soo Socota

Muqdisho (Raxanreeb Online): Sida ay baahisay warbaahinta Bloomberg, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in bisha soo socota ay dib u hawlgeliso shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines, oo hawada ka maqneyd tan iyo sanadkii 1991-kii. Dowladda ayaa sheegtay in shirkaddu ay dib u bilaabi doonto duulimaadyo toos ah, taas oo haddii ay hirgasho noqonaysa tallaabo...

Somalia’s Top Student Wins Government Scholarship as Mother Lands State Job
Post

Somalia’s Top Student Wins Government Scholarship as Mother Lands State Job

MOGADISHU,— Prime Minister Hamza Abdi Barre has received Safiya Macallin Abdulle Omar and her son, Mohamed Issa Dahir, at his office in Mogadishu following Mohamed’s achievement of securing first place nationwide in this year’s National Secondary School Examination. During the meeting, the Prime Minister congratulated Mohamed on his exceptional academic performance and commended his mother...

Gen. Jimcaale: “Puntland Waan Ahayn, Waana Sii Ahaan Doonnaa”
Post

Gen. Jimcaale: “Puntland Waan Ahayn, Waana Sii Ahaan Doonnaa”

Puntland (Raxanreeb Online): Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar, oo horey uga tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu ka baxay Dowladda Federaalka, isla markaana uu ku biiray Puntland. Gen. Jimcaale ayaa caddeeyay inuu garab taagan yahay Puntland, isagoo sheegay: “Puntland waan ahayn, waana sii ahaan doonnaa.” Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu jiro khilaaf siyaasadeed iyo...

Xasan Sheekh oo Gaaray Koonfurta Gaalkacyo, Xiisadna Ka Taagan Tahay Magaalada
Post

Xasan Sheekh oo Gaaray Koonfurta Gaalkacyo, Xiisadna Ka Taagan Tahay Magaalada

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray dhanka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, isagoo socdaal dhulka ah ku maraya deegaannada Galmudug, halkaas oo uu ku joogo booqasho siyaasadeed iyo horumarineed. Sida ay sheegeen ilo ka tirsan Villa Soomaaliya, Madaxweynaha ayaa galabta la filayaa inuu dadweynaha kula hadlo Garoonka Ciyaaraha GM, iyadoo halkaasi laga...

Xasan, Siciid iyo Axmed: Sidee Loollankoodu u Saameynayaa Soomaaliya?
Post

Xasan, Siciid iyo Axmed: Sidee Loollankoodu u Saameynayaa Soomaaliya?

Muqdisho (Raxanreeb Online): Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Gaalkacyo, joogitaanka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ee gobolka Mudug, iyo dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dhammaantood kusoo beegmaya xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah. Loollanka siyaasadeed ee u dhexeeya hoggaamiyeyaashan ayaa ku soo aadaya xilli...

Wasiir Khadiija oo Shaqo U Ballanqaadday Hooyada Ardaygii Kaalinta 1-aad Galay
Post

Wasiir Khadiija oo Shaqo U Ballanqaadday Hooyada Ardaygii Kaalinta 1-aad Galay

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macallin Cabdulle Cumar, oo ah hooyada dhashay, isla markaana si weyn u garab istaagtay Maxamed Ciise Daahir Yuusuf, oo kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Soomaaliya. Wasiiradda ayaa Hooyo Safiyo ku...

Hassan Sheikh Receives Warm Welcome During Galinsoor Visit
Post

Hassan Sheikh Receives Warm Welcome During Galinsoor Visit

GALGADUUD— President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Galinsoor town in the Galgaduud region as part of his ongoing visit to areas across Galmudug State. President Mohamud, accompanied by Galmudug State President Ahmed Abdi Kariye (Qoorqoor), received a warm welcome from hundreds of residents who lined the streets of...