Day: August 8, 2026

Home » Archives for August 8, 2026
Musharixiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha golaha shacabka oo…
Post

Musharixiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha golaha shacabka oo…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, halkaas oo lagu dardar-gelinayo howlaha la xiriira doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Kulanka ayaa lagu guddoonsiiyey shahaadada musharraxnimada tartanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka laba xildhibaan oo u taagan xilkaasi, kuwaas oo kala ah Xildhibaan...

Somaliland oo ka hadashay qaraxii ka dhacay magaalada Hargeysa
Post

Somaliland oo ka hadashay qaraxii ka dhacay magaalada Hargeysa

Hargeysa ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay qarax xalay ka dhacay magaalada Hargeysa, kaasi oo geystay. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Somaliland ayaa lagu sheegay in qaraxaasi uu sababay dhaawaca afar qof oo labo ka mid ah yihiin shacab, halka labada kalana yihiin askar, kuwaas oo hadda lagula tacaalayo isbitaalka guud...

Muwaadin Yemen ah oo lagu dilay Masjid ku yaalla gudaha Soomaaliya
Post

Muwaadin Yemen ah oo lagu dilay Masjid ku yaalla gudaha Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Muwaadin u dhashay dalka Yemen, isla markaana lagu magacaabi jiray Fikri Xasan Al-Misbahi, ayaa ku geeriyooday gudaha masaajid ku yaalla Soomaaliya, kaddib markii la sheegay in dhowr jeer lagu dhuftay toorey xilli uu ku jiray gudashada salaadda Jimcaha. Ehelada marxuumka ayaa sheegay in Fikri uu dhaawacyo culus soo gaaray, balse uu...

Maxkamad ku taalla Kenya oo 115 sanno ku xukuntay nin lagu helay inuu katirsanaa kooxda AS
Post

Maxkamad ku taalla Kenya oo 115 sanno ku xukuntay nin lagu helay inuu katirsanaa kooxda AS

Nairobi ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Kahawa Law Courts ee dalka Kenya ayaa nin lagu magacaabo  Ibraahim Xuseen Xasan,  ku xukuntay  115 sanno oo xabsi ah, kaddib markii lagu helay toddobo dambi oo la xiriira argagixisanimo iyo xubinnimada kooxda Al-Shabaab. Maxkamaddu waxay ninka ku heshay dambiga ah inuu xubin ka ahaa Al-Shabaab, oo Kenya u aqoonsan...