Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur, kaasi oo ay maanta doorteen Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoomiha cusub ugu hambalyeeyay kalsoonida ay xubnaha Golaha Shacabka ku aamineen, isaga oo u rajeeyay in uu si hufan oo...
Day: August 10, 2026
Ethiopian AUSSOM Troops Exit Buurhakaba After 12 Years
Buurhakaba— Ethiopian troops serving under the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) have formally withdrawn from Buurhakaba in Bay region, ending more than 12 years of deployment in the strategically important town. AUSSOM said the Forward Operating Base (FOB) in Buurhakaba has officially been handed over to the 60th Division of the...
RW Xamsa oo farriin u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ku guuleystay in uu sii hoggaamiyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. “Waxaan hambalyo lee yahay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka. sidoo kale hambalyeeyo ayaan lee yahay kalsoonida ay Xildhibaannada Golaha...
Xildhibaan Cabduqaadir Jaamac oo loo doortay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday xarunta Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya. Jaamac ayaa doorashada kaga adkaaday Xildhibaan Cabduqaadir Cumar Macalin (Daada) oo ahaa musharraxa kale ee u tartamayey xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha...
Ciidanka Itoobiya oo baneeyay fariisimo ay ku la hayeen degmada Buurhakaba
Buurhakaba ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, ayaa ku waramaya in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka ciidamada midowga Afrika (AUSSOM), ay isaga baxay qeybo kamid ah magaalada.. Ciidamadan ayaa fariisimo ku lahaa goobo muhiim ah oo ku yaalla degmada Buurhakaba, waxaana la tilmaamay in ay u dhaq-dhaqaaqeen...
Muxuu hoggaamiye Aadan Madoobe kala hadlay madaxa xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Vikram Parekh iyo Christopher Laker Ku-xigeenka Wakiilka Deganaanshaha ee UNDP. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, xoojinta wada-shaqeynta Dowladda...
Israa’iil oo sheegtay in ay xoojineyso xiriirka Imaaraatka, Somaliland iyo Giriigga
Wasiirka Israa’iil u qaabilsan Arrimaha Qurba-joogta, Amichai Chikli, ayaa sheegay in dalkiisa ay muhiim u tahay inuu sii adkeeyo xiriirrada uu la leeyahay Somaliland, Giriigga, Qubrus iyo Imaaraadka Carabta. Chikli ayaa hadalkan jeediyay xilli Israa’iil ay si dhow ula socoto isbeddellada ku soo kordhaya iskaashiga siyaasadeed iyo kan amni ee Bariga Dhexe iyo guud ahaan...
Xogta ninka geystay toogashada oo la ogaaday
Bangkok ( Raxanreeb Online) Ninka lagu eedeeyay toogashada oo la yiraahdo Chalong Reawraeng, ayaa saddex xilli soo noqday xildhibaan baarlamaanka Thailand, waxaana markii ugu dambeysay uu ka tirsanaa xisbiga Pheu Thai. Ninkan oo 71 jir ah ayaa sannadkii 1997 lagu naanaysi jiray “cobra” (mas) , oo ah erey siyaasadeed oo Thailand looga isticmaalo xildhibaan ama...
Maxey qabanayaan guddiga uu magacaabay hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari ?
Laascaanood ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay guddiga ka shaqeynaya dhismaha iyo horumarinta garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Hoggaamiye Firdhiye, ayaa xubnaha la magaacabay laga soo dhex-xulay labada gole ee maamulka iyo xubno si weyn uga shaqeeya horumarinta deegaanka, isaga oo kula dardaarmay...
Dagaal Suudaan oo la sheegay in 8 milyan oo carruur ah uu waxbarashada ka saaray
Khartuum ( Raxanreeb Online) Dagaalka Suudaan oo socda muddo saddex sannadood ah ayaa dhaawac weyn u geystay nidaamka waxbarashada dalkaas, isaga oo malaayiin carruur iyo dhallinyaro ah ka fogeeyey fasalladii waxbarashada. Sida ay sheegtay hay’adda UNESCO, in ka badan siddeed milyan oo carruur iyo dhallinyaro ah—kuwaas oo ka badan kala badh dadka da’da waxbarashada ku...








