MOGADISHU — Somalia’s Minister of Defense, Ahmed Maallin Fiqi, convened a high-level bilateral meeting today with senior United Nations officials in Mogadishu to align strategic priorities on regional security and humanitarian intervention. The UN delegation included George Conway, Deputy Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Resident Humanitarian Coordinator, and Sandra Lattouf, UNICEF Representative...
Day: August 9, 2026
Dagaal Dhexmaray Ciidanka Jabuuti iyo kooxda Xuutiyiinta
Jabuuti (Raxanreeb Online) Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda ee Jabuuti ayaa ku dhaawacmay iska horimaad hubeysan oo dhex maray ciidamada badda iyo doon looga shakisan yahay inay ku lug lahayd tahriibin, sida ay Sabtidii sheegtay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Jabuuti. Dhacdadan ayaa ka dhacday biyaha dhuleed ee Jabuuti, xilli ciidamada badda ay ku jireen...
Maxey kawada hadleyn wasiir Fiqi iyo madaxda ka socotay Qaramada Midoobay?
Muqdisho (Raxanreeb Onlin) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay oo ka howlgala Soomaaliya. Kulanka waxaa ka qeyb galay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada, George Conway, iyo Wakiilka UNICEF u qaabilsan Soomaaliya,...
Puntland oo dhar iyo agab u qeybisay maxaabiista PSF ee xabsiga Garoowe
Garoowe (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa maxaabiista ka tirsan ciidamadii PSF ee ku xiran Xabsiga Dhexe ee Garoowe, gaarsiiyay agab kala duwan oo loogu talagalay nolol-maalmeedka maxaabiista. Saraakiisha Asluubta Xabsiga Garoowe, ayaa sheegay in maxaabiista loo qeybiyay dhar, joodariyaal iyo agabka nadaafadda, kuwaas oo qeyb ka ah adeegyada aasaasiga ah ee loo baahan yahay inta...
Banadir Announces 2025 Middle School Exam Results as Over 44,000 Students Pass
MOGADISHU — The Banadir Regional Education Directorate has announced the results of the 2025 Middle School Certificate Examination, following the completion of the marking and assessment process. According to figures released by the Directorate, 45,452 students sat the examination across Banadir Region during the 2025 academic year. The results indicate that 44,017 students passed the...
Maxaa ka jira in Jeneral Jimcaale oo isku dhiibay Puntland?
Garoowe (Raxanreeb Online) Sida wararka sheegayaan waxaa weli go’aankoodii federaalka ka tanaasulin ciidanka Danab ee hoggaamiyo Jeneral Jimcaale Jaamac Takar, kuwaas oo saldhigoodu yahay magaalada caasimadda ah ee Garoowe. Guddi ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal, ayaa ku jira arrinta ciidankan, kuwaas oo dowladda Puntland ka sugayso xalka kama dambays ah. Guddigan waxay hore u...





