Day: August 13, 2026

Home » Archives for August 13, 2026
Farmaajo oo Dhaliilay Burburinta Guryaha Muqdisho
Post

Farmaajo oo Dhaliilay Burburinta Guryaha Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa dhaliilay habka dowladda Federaalka ay u wajahday burburinta hantida iyo barakicinta qoysaska ku nool magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay inay nasiib-darro tahay in Madaxweynaha uu xoog u adeegsado muwaadiniin si nabad ah u muujinayay cabashadooda ku aaddan burburinta hantidooda iyo barakicinta qoysaskooda. Hadalkan ayaa...

Heshiis Hordhac ah oo Laga Gaaray Ciidamada Puntland iyo DFS
Post

Heshiis Hordhac ah oo Laga Gaaray Ciidamada Puntland iyo DFS

Puntland (Raxanreeb Online): Sida ay SBC ku heshay xog, waxaa heshiis hordhac ah laga gaaray khilaaf ciidan oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo dhowr maalmood isku horfadhiyay deegaanka Kur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo, gobolka Karkaar. Labada ciidan ayaa maalmihii lasoo dhaafay isku horfadhiyay deegaanka, waxaana sida xogta...

Cismaan Xaaji oo Beledxaawo Gaaray
Post

Cismaan Xaaji oo Beledxaawo Gaaray

Gedo (Raxanreeb Online): Diyaarad nooca Helicopter-ka ah ayaa ka degtay magaalada Beledxaawo, iyadoo sidday Cismaan Xaaji, oo la sheegay inuu ilmo-adeer la yahay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan. Cismaan Xaaji ayaa lagu sheegay inuu yahay Abaanduulaha Qaybta 43-aad, isla markaana yahay ku-simaha Taliyaha Qaybta oo xarunteedu tahay Kismaayo. Diyaaradda ayaa Cismaan Xaaji ku dejisay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb Gaaray
Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb Gaaray

Galmudug (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Taliyaha Qaybta 21-aad, G/Sare Maxamed Cabdi Daahir “Dhagawayne”, kaddibna Taliyaha ayaa salaan sharaf ka qaatay...

Haybad Qaran oo Burbur Qarka u Saaran
Post

Haybad Qaran oo Burbur Qarka u Saaran

Muqdisho (Raxanreeb Online): Isbahaysiga siyaasadeed ee Haybad Qaran ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo adag, kaddib markii ay isaga baxeen siyaasiyiin miisaan leh oo kamid ahaa xubnihiisa. Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Gaadiidka iyo Badda Cusmaan Maxamed Cabdi (Daallo) ayaa ka baxay isbahaysiga Haybad Qaran, waxaana ay...

Ciidamo DFS ah oo Gaaray Furimaha Sanaag
Post

Ciidamo DFS ah oo Gaaray Furimaha Sanaag

Sanaag (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray furimaha hore ee gobolka Sanaag, iyagoo qeyb ka ah wafdi ciidan oo socdaal ku marayay furimaha Waqooyi Bari. Safarkan ayaa waxaa hoggaaminaya saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale qeyb ka ah Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Lugta ee Soomaaliya. Socdaalka...

New Gedo Power Shift as SNA Commander Returns to Beled Hawo
Post

New Gedo Power Shift as SNA Commander Returns to Beled Hawo

BELED HAWO— The commander of the Somali National Army’s 43rd Division, Colonel Osman Haji, arrived in the border town of Beled Hawo on Thursday after spending several months in Mogadishu. Colonel Haji landed at the airstrip inside the UK military training facility in Beled Hawo, according to local sources. His arrival is understood to be...

Xasan Sheekh iyo Guudlaawe oo Kulmay, Heshiisna La Filayo
Post

Xasan Sheekh iyo Guudlaawe oo Kulmay, Heshiisna La Filayo

Hirshabeelle (Raxanreeb Online): Kulankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa soo idlaaday, iyadoo la sheegay in dib la isugu soo laaban doono marka Madaxweyne Xasan Sheekh uu kasoo laabto Dhuusamareeb. Warar ku dhow kulanka ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu faray wasiirro iyo siyaasiyiin horey uga...

Xasan Sheekh oo Galmudug Booqanaya, Ciidanka Puntland Kasoo Goostayna La Kulmaya
Post

Xasan Sheekh oo Galmudug Booqanaya, Ciidanka Puntland Kasoo Goostayna La Kulmaya

Galmudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqanaya Galmudug, halkaas oo uu ku tagayo xeryo ay ku sugan yihiin qaar kamid ah ciidamadii kasoo baxay Gaalkacyo iyo deegaanno kale oo Puntland ah. Sida xogtu sheegeyso, ciidamadaasi ayaa loo wareejiyay Galmudug kaddib markii Puntland ay u qabatay muddo 48 saacadood ah inay isu soo...

Axmed Madoobe iyo Safiirka Jarmalka oo Kulmay
Post

Axmed Madoobe iyo Safiirka Jarmalka oo Kulmay

Jubbaland (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Sebastian Groth. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha amniga iyo siyaasadda, iyo taageerada dowladda Jarmalka ay siiso Soomaaliya. Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay taageerada Jarmalka...