Day: June 24, 2026

Home » Archives for June 24, 2026
Maamulka Puntland oo mamnuucday dadka xilalka ka haya dowladda Federaalka
Post

Maamulka Puntland oo mamnuucday dadka xilalka ka haya dowladda Federaalka

Garoowe (Raxanreeb Online) Wasaaradda amniga ee maamulka Puntland ayaa soo saartay amar culus oo ku socda shaqsiyaadka xilalka kala duwan ka haya dowladda federaalka Soomaaliya in ay tagi karin deegaannada Puntland. Bayaanka kasoo baxay wasaaradda amniga Puntland ayaa lagu sheegay in xuduudaha iyo garoomada Puntland, aysan soo geli karin dadka magacaaban ee darajooyinka iyo xilalka...

Puntland Bans Unauthorised Armed Forces Amid Rising Tensions with Mogadishu
Post

Puntland Bans Unauthorised Armed Forces Amid Rising Tensions with Mogadishu

GAROWE— Puntland authorities have raised concerns over what they described as an alleged plan to undermine security and stability in the region, accusing Somalia’s Federal Government of facilitating the movement of weapons into Puntland. In a statement, the Puntland administration claimed that the weapons could be used to fuel armed confrontations, provoke clan tensions, and...

Soomaalida iyo muwaadiniin dalal kale oo laga mamnuucay in ay galaan Liibiya
Post

Soomaalida iyo muwaadiniin dalal kale oo laga mamnuucay in ay galaan Liibiya

Liibiya ( Raxanreeb Online) Dawladda saldhiggeedu yahay bariga dalka Liibiya ayaa soo saartay amar cusub oo mamnuucaya muwaadiniinta Soomaaliya, Suudaan, Eritrea, iyo Itoobiya inay galaan dalkaas, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters. Warbixin ay Reuters ka soo xigatay ilo dowladeed ayaa lagu sheegay in go’aankan looga gol leeyahay “in lagu xakameeyo gelitaanka ajaanibta ee...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Post

Ra’iisul wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb, waxaa wefdiga Ra’iisul wasaaraha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin isugu jira heer federaal iyo heer dowlad goboleed, saraakiil ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ra’iisul wasaare Xamsa...

Maraykanka oo qorsheynaya in uu cunaqabteynta ka qaado Eritrea
Post

Maraykanka oo qorsheynaya in uu cunaqabteynta ka qaado Eritrea

Washington ( Raxanreeb Online) Mareykanka ayaa doonaya in cunaqabateynta laga qaado Eritrea, isla markaana dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Asmara, sida uu qoray wargeyska Wall Street Journal. Eritrea waxaa cunaqabateyn ku soo rogay Qaramada Midoobay sanadkii 2009-kii, kaddib markii ay taageertay maleeshiyada Al-Shabaab ee Soomaaliya. Eritrea ayaa si adag u beenisay...