Day: June 22, 2026

Home » Archives for June 22, 2026
Clash Between Puntland Security Forces Reported in Garoowe
Post

Clash Between Puntland Security Forces Reported in Garoowe

Garoowe, Puntland — Further details have emerged regarding an armed confrontation between forces belonging to Puntland security units in Garoowe, the capital of Nugaal region. According to reports, the incident took place at the eastern checkpoint of Garoowe, where members of Puntland’s Police Rapid Response Unit exchanged fire with armed personnel travelling in three technical...

Ciidamo kawada tirsan Puntland oo ku dagaalamay magaalada Garoowe
Post

Ciidamo kawada tirsan Puntland oo ku dagaalamay magaalada Garoowe

Garoowe (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helay iska hor-imaad ciidamo kawada katirsan Puntland ku dhexmaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Wararka ayaa waxa ay intaas ku daraya in Ciidamo ka tirsan Birmadka Booliska Puntland iyo ciidamo watay saddex gaari oo tikniko ah oo la sheegay in uu lahaa siyaasi Maxamuud Mashruuc kana...

Somali and Qatari Officials Hold Talks on Security and Development
Post

Somali and Qatari Officials Hold Talks on Security and Development

Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar Balcad, held a bilateral meeting in Amman with Qatar’s Minister of State for Foreign Affairs, Sultan bin Saad Al Muraikhi. The talks focused on enhancing cooperation between Somalia and Qatar, with particular emphasis on security, economic partnership, and development projects. According to the...

Baydhabo: Aadan Madoobe oo ka warbixiyay safarkii uu ku joogay  Muqdisho
Post

Baydhabo: Aadan Madoobe oo ka warbixiyay safarkii uu ku joogay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed. Guddoonka Baarlamaanka,, Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, saraakiisha hay’addaha amniga iyo...

Xasan Abgaal oo ah siyaasi mucaarad ah oo maanta Garoowe ka degay
Post

Xasan Abgaal oo ah siyaasi mucaarad ah oo maanta Garoowe ka degay

Garoowe ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, waxaa maanta halkaasi gaaray Siyaasi Xasan shire Abgaal oo ka mid ah mucaaradka hubaysan ee Puntland, kaasi oo maalmihii dambe ku sugnaa Muqdisho Xasan Shire Abgaal, ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe, waxaana...

Muxuu ku saabsanaa kulan ay yeesheen guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ?
Post

Muxuu ku saabsanaa kulan ay yeesheen guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray diyaar-garowga iyo ka-tashiga furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Labada Aqal ayaa yeeshay dood iyo falanqeyn qoto dheer oo ku saabsan muhiimadda dib u furista...

Wasaaradda Qoyska oo dalbatay in cadaalada la horkeeno raggii lagu eedeeyey xadgubka gabadha Soomaaliyeed
Post

Wasaaradda Qoyska oo dalbatay in cadaalada la horkeeno raggii lagu eedeeyey xadgubka gabadha Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay adag u cambaareyneysaa xad gudubka arxan darrada ah ee lagula kacay Sharafka iyo Cirdiga gabar Soomaaliyeed oo si weyn loogu xad gudbay Nolosheeda, welibo bulshada horteeda taasi oo si xad gudub ah loogu faafiyey baraha bulshada. “Falkan wuxuushnimada ah waxa...

Ra’iisul wasaarihii Ingiriiska oo is casilay
Post

Ra’iisul wasaarihii Ingiriiska oo is casilay

Ra’iisul wasaaraha UK Keir Starmer ayaa sheegay inuu iska casilayo xilka raysal wasaarenimada, kaddib markii sacaado ka hor uu ku dhawaaqay go’aankan. Sidoo kale Waxaa uu sheegay inuu iska casilayo xilka hoggaanka Xisbiga Shaqaalaha. Ra’iisul wasaaraha ayaa cadaadis badan saarnaa tan iyo markii Andy Burnham uu ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee Makerfield todobaadkii...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo farriin adag u diray dowladihii soo gumeeystay Soomaaliya
Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo farriin adag u diray dowladihii soo gumeeystay Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa tilmaamay  in loo baahan yahay in  in si weyn loogu dabaal-dego sannad guurada 66-aad ee kazso wareegtay markii xorriyada Soomaaliya ka qaadatay gumeystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga. Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in cadowgaas loo baahan yahay in la tuso in weli ay...

Maxaa ka jira inuu is casili rabo Ra’iisul wasaaraha UK
Post

Maxaa ka jira inuu is casili rabo Ra’iisul wasaaraha UK

UK ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta dhagta loo taagaya dalka Ingiriiska, halkaas oo la filayo inuu ka soo baxo war weyn, iyadoo sidoo kale ay arrintan si weyn u filayaan mas’uuliyiinta sarsare ee dowladda dalkaas. Raysal Wasaaraha hadda xilka haya, Keir Stermer ayaa waxaa dhici karta inuu ku dhawaaqo qorshihiisa iscasiladda xilka Ra’iisul wasaarenimo. Starmer...