Day: June 20, 2026

Home » Archives for June 20, 2026
MW ku-xigeenka Hir-shabeelle Dabageed iyo mas’uuliyiin kale oo ku baxay dagaalka ka socda degmada Jalalaqsi
Post

MW ku-xigeenka Hir-shabeelle Dabageed iyo mas’uuliyiin kale oo ku baxay dagaalka ka socda degmada Jalalaqsi

Jalalaqsi ( Raxanreeb Online) Waxaa sii kordhaya baaqyada laga soo saarayo in la joojiyo dagaal beeleedka u dhaxeeya labada maleeshiyo hubeysan ee maalintii afaraad ka soconaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac. Wefdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeele Yuusuf dabageed oo ay ka mid yihiin...

Exclusive: Sadia Bajaaj, a Mother Behind Bars, Still Asking Why
Post

Exclusive: Sadia Bajaaj, a Mother Behind Bars, Still Asking Why

Mogadishu,— Sadia Macalin Ali, widely known as Sadia Bajaaj, who remains held at Mogadishu Central Prison, has denied allegations of public incitement and questioned the legal basis of her continued detention. In an interview with Raxanreeb Online, Sadia said she does not accept the accusation that she incited the public, arguing that there is no...

Wasaaradda arrimaha gudaha ee XFS oo ku baaqday in la joojiyo coloolad beeleedka ka taagana G/Hiiraan
Post

Wasaaradda arrimaha gudaha ee XFS oo ku baaqday in la joojiyo coloolad beeleedka ka taagana G/Hiiraan

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda arrimaha gudah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay baaq ku aadan dagaal beeleedka ka soconaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Warka kasoo baxay wasaaradda ayaa loogu baaqay maleeshiyaadka hubeysan in ay si shuruud la’aan ah ku soo afjaraan colaada u dhaxeeysa ee sababtay dhimashada, dhaawaca, barakaca, khasaaraha hanti iyo cabsi...

Somalia Launches National Exams for 44,000 Students
Post

Somalia Launches National Exams for 44,000 Students

Mogadishu— Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday officially launched the 2026 National Secondary School Certificate Examinations, with more than 44,000 Grade 12 students sitting for the exams across the country. According to the Ministry of Education, Culture and Higher Education, a total of 44,136 students are taking part in this year’s national examinations,...

Sacdiyo Bajaaj oo sheegtay in aysan ka qeyb qaadan kicin bulsho oo ay xaqdaro ku xiran tahay
Post

Sacdiyo Bajaaj oo sheegtay in aysan ka qeyb qaadan kicin bulsho oo ay xaqdaro ku xiran tahay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sacdiyo Macalin Cali ( Sacdiyo Bajaaj), oo weli ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar, ayaa wajaheysa xaalado culus oo ay kala kulantay Xabsiga. Warbaahinta Raxanreeb, ayaa weydiisay su’aal ku saabsan waxa ay uga jawaabeyso in lagu soo eedeeyey kicin dadweyne ? Sacdiyo Bajaaj, ayaa sheegtay in aysan weli aamisaneen kicinta bulsho...

Somalia Calls for Calm as Clan Fighting Escalates in Hiiraan
Post

Somalia Calls for Calm as Clan Fighting Escalates in Hiiraan

Mogadishu — The Federal Government of Somalia has called for an immediate end to the ongoing clan violence in Jalalaqsi district of Hiiraan region, following reports of deaths, injuries and the destruction of civilian property. In a statement, the Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation appealed to the armed groups involved in the fighting...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Pakistan
Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Pakistan

Khyber ( Raxanreeb Online) Labo qarax oo ka dhacay wadada dhinaceeda waqooyi galbeed ee Pakistan ayaa waxaa ku dhintay 7 qof oo rayid ah halka tiro kale ay ku dhaawacmeen sida ay shegeen Booliska. Booliska gobolka Khyber Pakhtunkhwa ayaa sheegay in qaraxa koowaad lala beegsaday gaari, waxaana qaraxa labaad uu burburiyay gaari kale iyada oo...

Tahriibiyaal ku geeriyooday badda u dhaxeeysa Liibiya iyo Talyaaniga
Post

Tahriibiyaal ku geeriyooday badda u dhaxeeysa Liibiya iyo Talyaaniga

Liibiya ( Raxanreeb Online) Doon ay saarnaayeen tahriibayaal ku sii jeeday Yurub ayaa ku degtay Badda Mediterranean-ka meel u dhow xeebaha Liibiya, waxaana la sheegay in 51 qof la raadinayo iyado dhimasho jirto. Sida ay sheegeen masuuliyiinta iyo kooxaha la socda arrimaha tahriibayaasha, 10 qof ayaa laga badbaadiyey dhacdadan, halka la helay 11 mayd. Sidoo...

RW Xamsa oo daah-furay Imtixaanka dugsiga sare oo sannadkan ay galayaan in ka badan 44 kun oo arday
Post

RW Xamsa oo daah-furay Imtixaanka dugsiga sare oo sannadkan ay galayaan in ka badan 44 kun oo arday

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada oo juhdi...