The Banadir Regional Court on Tuesday concluded hearings in the case against Sacdiya Bajaaj, who is facing charges related to alleged public incitement, with the court’s verdict now pending. The nearly three-hour session included submissions from the prosecution, questioning of the defendant, and arguments presented by Sacdiya Bajaaj’s defence lawyers. Banadir Regional Court Chairman Salah...
Day: June 23, 2026
Trump oo sheegay in Iran ay ogaalatay in la baaro goobaha nukleerka
Washington ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa sheegay in “Iran ay si buuxda oo shuruud la’aan ah u ogolaatay in baaritaano heerkoodu sareeyo lagu sameeyo Nukliyeerkeeda, kuwaa oo soconaya muddo aad u dheer mustaqbalka (weligood!!!)’. “Haddii Iran aysan aqbali lahayn arrintan, ma jiri lahayn wax wada xaajood ah oo dheeraad ah.” Madaxweynaha Mareykanka ayaa yiri....
Dowladda oo si kulul uga hadashay dagaalka dadka badan ay ku dhintay ee ka dhacay deegaanka Ari-caddeeye
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta deegaanka Ari-caddeeye ee gobolka Sool, aas loogu sameeyey in ka badan 20 ruux oo ku dhintay dagaalkii ka dhacay deegaankaas. Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay isugu jireen Haween, carruur iyo dad da’ ah, oo aan qeyb ka ahayen dagaalka. Sidoo kale dadkii kale ee dagaalka ku dhaawacmeen,...
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan xasaasi ah la qaatay wefdi ka socday Qaramada Midoobay
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Xafiiska Qaramada Midoobay. Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Vikram Parekh iyo Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee u qaabilsan maamulka Koonfur Galbeed Morgan Dube....
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay is afgaradka ay gaareen Mareykanka iyo Iran
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayso Isfahamka dhexmaray Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyada oo timaamtay in ay u aragto tallaabo wanaagsan oo lagu yareynayo xiisadaha, laguna xoojinaayo wadahadallada, laguna adkeynayo xasilloonida gobolka. Dowladda ayaa sheegtay in ku bogaadinayso labada dhinac inay doorteen diblomaasiyad iyo...
Somaliland oo waqti yar u qabatay in dadka Ajaanibta ah ay ka baxaan deegaanadeeda
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Somaliland ayaa amar ku bixiyay in dhammaan muwaadiniinta ajaanibta ah ee ku sugan Somaliland, kuwaas oo aan haysan dukumentiyo sharci ah oo sax ah ay Somaliland kaga baxaan muddo 10 maalmood gudahood ah. Go’aankan ayaa loo sababeeyay walaac dhanka amniga ah iyo baahida loo qabo in la ilaaliyo xasiloonida, iyadoo la...





