Day: June 21, 2026

Home » Archives for June 21, 2026
Somali Federal Forces Deployed to Jalalaqsi Following Renewed Clan Clashes
Post

Somali Federal Forces Deployed to Jalalaqsi Following Renewed Clan Clashes

Federal Government of Somalia forces have been deployed to Jalalaqsi district in the Hiiraan region following days of renewed fighting between clan militias, which has resulted in casualties, injuries, and the displacement of civilians. The deployment comes as Hirshabelle Vice President Yusuf Ahmed Hagar, known as Dabageed, together with senior officials from the Federal Government...

Maxkamadda gobolka banaadir oo markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska Sacdiyo Bajaaj
Post

Maxkamadda gobolka banaadir oo markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska Sacdiyo Bajaaj

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sacdiya Macalin Cali (Sacdiyo Bajaaj) oo muddo ku dhow laba bilood xiranayd, isla markaana maanta la filayay in la horgeeyo Maxkamadda Gobolka, ayaa waajahday dib u dhac kadib markii loo sheegay in guddoomiyaha Maxkamaddu uusan imaan karin sababo la xiriira roobka da’ay. Qareennada Sacdiya ayaa maanta soo xaadiray si ay uga...

Ciidanka koonfur galbeed iyo kuwii Lafta-gareen oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo
Post

Ciidanka koonfur galbeed iyo kuwii Lafta-gareen oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta duleedka magaalada Baydhabo ku dhex-maray ciidanka daraawiishta koonfur galbeed oo kaashanaya ciidanka xoogga iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen. Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid kaddib markii ciidanka huwanta ah ay ku baxeen ciidanka...

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo baaq nabadeed kasoo saaray dagaal beeleedka ka socda Hiiraan
Post

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo baaq nabadeed kasoo saaray dagaal beeleedka ka socda Hiiraan

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha KMG ah Ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan dirirta dad walaalo ah oo isku deegaan ah ku dhexmareysa degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. “Dagaalka murugada leh...

In ka badan 10 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay magaalada Gasa
Post

In ka badan 10 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay magaalada Gasa

Falastiin ( Raxanreeb Online) Saraakiisha caafimaadka ee Qaza ayaa sheegay in ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ay ku dhinteen duqeymo cirka ah iyo rasaas ay ridayeen ciidamada Israel dhowr weerar oo kala duwan. Aljazeera ayaa sheegtay in Axmed Washah oo ka mid ahaa wariyayaasheeda lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo Israel ay ku qaaday guri ku...