Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska gobolka Banaadir, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku xiray weriye Cabdullaahi Abuukar Cali oo loo yaqaan “Diirshe” kaasi oo ka howlgalla warbaahinta Somali Stream ee fadhigeedu yahay Muqdisho. Booliska gobolka Banaadir oo soo saaray war-saxaafadeed, ayaa sheegay in weriye Diirshe uu ku eedeeysan yahay “baahinta iyo hadalo ka baxsan anshaxa iyo...
Day: June 25, 2026
Somali Court Sentences Sadia Bajaaj Amid Concerns Over Fair Trial Violations
Mogadishu— The Banaadir Regional Court today concluded the case against Sacdiyo Macalin Cali Xasan, widely known as Sadia Bajaaj, sentencing her to three years in prison. Announcing the verdict, the Chairman of the Banaadir Regional Court, Saalax Dabbaan, said Sadia had been found guilty of offences related to public incitement and defamation against institutions and...
Ciidamada ammaanka Kenya oo xirxiray dad qeyb ka ahaa banaanbaxa
Nairobi ( Raxanreeb Online) Saraakiisha amniga dalka kenya ayaa xiray qaar ka mid ah dadka u ololeeya arrimaha bulshada oo ku sugnaa bannaanka dhismaha Baarlamaanka intii lagu jiray bannaanbaxyada lagu xusayo dhalinyaradoo Gen Z ee ku dhintay mudaharaadyadii looga soo horjeeday Hindise-sharciyeedka Maaliyadda 2024-kii. Sidoo kale, ciidamada amniga ayaa lagu arkay meelo kala duwan oo...
Mareykanka oo sii wada hanjabaadaha ku wajahan Iran
Washington ( Raxanreeb Online) Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sheegay in cunaqabataynta ee 60-ka maalmood ah ee lala galay Iiraan uu yahay tallaabo ku meel gaar ah, isla markaana Maraykanku rajaynayo in Iiraan ay fulin doonto ballanqaadyadii ay ku gashay heshiiska. Sida ay qortay BBC Urdu, isaga oo warfidiyeennada kula hadlayay magaalada...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirrada ee maamulka koonfur galbeed ?
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed dhinacyada amniga, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta howlaha dowladda. Hoggaamiye Shekh Aadan Madoobe ayaa warbixinno ku saabsan howlaha shaqo iyo waxqabadka wasaaradaha...
Siyaasi Xasan Abgaal oo cadeeyey sababta ay dowladda federaalka ciidamada ugu qoratay Puntland
Garoowe ( Raxanreeb Online) Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland, ayaa dhaliil adag u jeediyay maamulka uu hoggaamiyo Siciid Cabdullaahi Deni. Siyaasiga ayaa marka hore ka hadlay dib u laabashadiisa magaalada Garoowe iyo cabaqadihii kala duwnaa ee uu la kulmay. Waxa uu sheegay in hadda Puntland ay mareyso marxaladihii...
Sacdiyo Bajaaj oo xukun lagu riday
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta xabsi saddex sanno ku xukuntay Sacdiyo Macalin Cali ( Sacdiyo Bajaaj) oo muddo labo bil ka badan u xirneed dowladda Soomaaliya. Sacdiyo Bajaaj, ayaa lagu eedeeyey in ay baraha bulshada ka aflagaadeysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyo laamaha amniga ee Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed. Kiiska...






